Galmudug”Banaabax diidmo Ah iyo Bandhiga Al-Shabaab

Wednesday 25″ Aug”2021″ Galmudug Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in banaanbax looga soo horjeedo Ururka Al-Shabaab oo ay soo abaabuleen laamaha Amniga degmada iyo Maamulka Magaalada uu ka dhacay Koofurta magaalada Gaalkacyo. Banaanbaxa waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan Galmudug, Maamulka degmada Gaalkacyo, Saraakiisha Ciidamada, Culima’udiinka, Odayaasha dhaqanka dhalinyarada Haweenka iyo qey壯陽藥 … Continue reading Galmudug”Banaabax diidmo Ah iyo Bandhiga Al-Shabaab