Author: boodhari

PSG ayaa Barcelona ka reebtay Champions League, Iyadoo Borussia Dortmund oo ka yaabsatay Atletico Madrid ay Iska xaadirisay semi-finalka
SPORTS, WARARKA

PSG ayaa Barcelona ka reebtay Champions League, Iyadoo Borussia Dortmund oo ka yaabsatay Atletico Madrid ay Iska xaadirisay semi-finalka

16-April-2024 Barcelona 1-3 PSG (agg: 4-5 ) Kylian Mbappe ayaa labo gool dhaliyay iyadoo Paris St-Germain ay ku xasuuqday Barcelona si ay ugu soo laabato guuldaradii lugtii hore, islamarkaana ay u soo baxdo semi-finalka Champions League. PSG ayaa 3-2 ku soo badisay lugtii hore ee France laakiin waxay ka faa'iidaysteen casaankii hore ee Barcelona si ay u xaqiijistaan ​​booskooda afar dhamaadka markii ugu horaysay tan iyo 2021. Kooxda Luis Enrique ayaa semi-finalka ku wajihi doonta Borussia Dortmund oo wadar ahaan 5-4 ku garaacday Atletico Madrid kulan xiiso lahaa oo ka dhacay Germany. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1780346037342777608?t=s2QGS1uDlzpM5u_bppoC5g&s=19 Lugta hore ee semi-finalka ayaa dhici doonta 30ka Abriil halka lugta labaad la ciyaari d...
Turkiga oo dib u bilaabayo tababarkii uu siinayay ciidanka Haramcad
WARARKA

Turkiga oo dib u bilaabayo tababarkii uu siinayay ciidanka Haramcad

16- April -2024- Muqdisho Madaxa xiriirka dibadda ee ciidanka Booliska dalka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay taliye ku xigeenka Boolisla, Janaraal Zakiya Xuseen Axmed. Sarkaalkan oo hadal kooban siiyay warbaahinta ayaa 壯陽藥 ka warbixiyay ujeedka safarkiisa, wuxuuna sheegay inuu yimid dardargelinta wada shaqeynta labada Boolis. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dowladda Turkiga ay si deg deg ah dib ugu bilaabi doonto tababarkii ay siin jirtay ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad. “Sida ugu dhaqsiyaha badan waxaan bilaabeynaa tababarkii aan siin jirnau ciidanka Haramcad, waxaan rajeyneynaa inaaan dhawaan bilaawno” ayuu yiri madaxa xiriirka dibadda ee ciidanka Booliiska dalka Turkiga. Waxaa kale oo...
Uganda: Traders in Kampala CBD Lock Shops
WORLD

Uganda: Traders in Kampala CBD Lock Shops

16-April-2024 Traders in the central business district of Kampala and other parts of city have decided to keep their shops shuttered until they have the opportunity to meet with the President in significant numbers. The decision, spearheaded by the Kampala City Traders Association (KACITA), speaks to the growing frustration with what they perceive as the government's neglect of their concerns. Thaddeus Musoke, chairman of KACITA, emphasized the severity of the situation. "Traders have resolved to keep their shops closed nationwide due to the government's lack of concern towards our plight," Musoke said. Downtown Kampala remains heavily guarded with visible presence of security as traders prepare for their demonstration, seeking solace in prayer as they gear up for the ch...
Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la sii dardaarmay ciidamo ku sii jiida furimaha dagaalka !!
WARARKA

Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la sii dardaarmay ciidamo ku sii jiida furimaha dagaalka !!

15 - April- 2024- Muqdisho Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay waheliyaan wasiirka gaashandhigga iyo taliyaha ciidanka xooga dalka ayaa kormeeray xerooyin ciidan oo ku yaal magaalada Muqdisho. Xeryaha ciidamada ee TurkSom, Dhaga-badan iyo Jeneral Daa’uud,oo madaxweynuhu kormeeray ayuu kula hadlay ciidamada isagoo xusay in la joogo waqtigii laga adkaan lahaa Al-shabaab oo dowladda dagaal kula jirta. Ciidamada uu madaxwyenuhu la hadlay ayey madaxtooyada Soomaaliya ku warantay inay u amba- baxeen furimaha dagaalka dowladdu kula jirto Al-shabaab. Sidoo kale Madaxwaynaha ayaa si gaara kulamo ula qaatay saraakiisha hogaaminaysa ciidamada uu booqday.
Trump trial: Dozens of jurors rejected as they say they cannot be impartial
WORLD

Trump trial: Dozens of jurors rejected as they say they cannot be impartial

15 - April- 2024 Trump's hush-money trial begins with haggling over evidence Donald Trump's unprecedented criminal trial has begun with half of a group of potential jurors ruled out within minutes on impartiality grounds. Mr Trump denies falsifying business records to conceal a hush-money payment to porn star Stormy Daniels. Sixty of 96 potential jurors were quick to say in the New York court that they could not be impartial. Those left were then asked multiple questions, including about their news and book reading habits. "I just couldn't do it," one prospective juror was heard saying as she left court on Monday. The dismissals were an indication of how challenging it could be to find a group of 12 impartial jurors for a case concerned with a high-profile sex scan...
Somali telecom provider Hormuud Telecom has unveiled its 5G network in key areas of the East African nation.
BUSINESS, WARARKA

Somali telecom provider Hormuud Telecom has unveiled its 5G network in key areas of the East African nation.

15-April-2024 Somali telecom provider Hormuud Telecom has unveiled its 5G network in key areas of the East African nation. The company has also announced that its existing 4G customers will receive free upgrades to the new 5G technology. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1773392634913927202?t=Hx-WR69JiiLoFDX8Cq0aFA&s=19 With the faster and more reliable 5G network, subscribers, especially those without traditional bank accounts who rely on mobile money services for business and leisure, are expected to benefit significantly. Additionally, Hormuud Telecom plans to leverage 5G to enhance its disaster management systems through the deployment of IoT products equipped with real-time sensors. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1775463772020150589?t=la73...
Muqdisho: Dowlada oo  biloowday baaritaank koontooyin ganacsi oo ay xayirtay
WARARKA

Muqdisho: Dowlada oo biloowday baaritaank koontooyin ganacsi oo ay xayirtay

15-Ap犀利士 ril-2024 Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa shaaciyay inuu baaris ku hayo Koontooyin ganacsi oo ku furan magaca Somali Journalists Syndicate oo loo soo gaabsho (SJS). Bayaan kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta ayaa lagu sheegay in koontooyin ganacsi loo adeegsaday diiwaan-gelintooda shati been abuur ah. Mana shaacin xafiiska inta akoon ee magaca ururkan ku furan ee la xayiray. “Somali Journalists Syndicate ayaa waxaa loo haysta fal-danbiyeedyada ku cusan qodobada: 372, 378, 452/3 ee xeerka ciqaabta Soomaaliya iyo qodobada 8-aad, f-1aad, qod. 16-aad f-1aad, qod. 26-aad ee sharciga Saxaafadda xeer lr. 26, ee soo baxay 2020,” sida lagu yiri qoraalka xafiiska xeer ilaalinta qaranka. Xeer Ilaalinta ayaa sidoo kale Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbisay warbixin baaris, xa...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xilka la wareegay
WARARKA

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xilka la wareegay

15- April-2024 Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Saalax Jaamac, ayaa xilalka u kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil – Fartaag iyo ku-simihii Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Maxamed Cali (Xagaa). Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in Wasaaradda amnigu ay kamid tahay Wasaaradaha ugu muhiimsan dalka, sidaas awgeedna loogu dhiibay shaqsi aqoon iyo waayo aragnimo u leh, isaga oo intaas ku daray in laga sugayo sidii ay Soomaaliya u noqon lahayd meel ammaan ah oo ka caaggan argagixisada. Mudane Saalax ayaa xusay in qori kaliya aan lagu sugi karin amniga dalka oo loo baahan yahay in la xoojiyo hey’adaha sirdoonka iyo caddaaladda, kuwaas oo kaalin muh...
Mareykanka oo tababar u soo xiray dufcad cusub oo ka tirsan ciidamada danab ee Soomaaliya
WARARKA

Mareykanka oo tababar u soo xiray dufcad cusub oo ka tirsan ciidamada danab ee Soomaaliya

15-April-2024 Dufcad cusub oo ka mid ah ciidamada Kumaandooska ah ee Danad ee Soomaaliya, islamarkaana uu taageero Mareykanka ayaa waxaa loo soo xiray tababar. Munaasabad lagu qabtay Balidoogle, oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamad Xoogga, ayaa waxaa askartaasi loogu sheegay in ay u diyaar garoobaan ka qeyb-qaadashada dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. War kasoo baxay safaarada Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in ay ugu hambalyaynayaan askarta cusub ee Danab ku biirtay kadib markii tababar dhowr bilood socday ay ku qaateen xerada Baled-doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose. https://twitter.com/US2SOMALIA/status/1779792300979224585?t=oLiVxwifp2-PAB-b6dFCXg&s=19 Waxay dowladda Mareykanka bogaadisay kaalinta ciidamada Da...
Kenya oo dib uga fiirsaneysa heshiis ay horay ula gashay Itoobiya
WARARKA

Kenya oo dib uga fiirsaneysa heshiis ay horay ula gashay Itoobiya

16- April-2024 Kenya ayaa huri weydey in ay dib uga gorgortanto heshiis dhinaca tamarta ah oo ay horay ula gashy Itoobiya, ka dib markii Addis Ababa ku guularreysatay in ay buuxiso sharuudihii lagu heshiiyey. Heshiiskan oo labada dal dhex maray bishii Juulay 2022 ayaa dhigayey in Itoobiya ay Kenya ka iibiso koronto muddo 25 sano ah. Laakiin ayaa waxaa soo wajahay caqabado u saamixi waayey soo saarista tamar ku filan in ay koronto dibedda u dhoofiso. Hay’adda Kenya qaabilsan tamarta iyo shida犀利士 alka ee magaceeda loo soo gaabiyo EPRA ayaa walaac ka muujisey qalalaasaha dhanka tamarta ee ka jira Itoobiya, kaas oo ay sheegtay in uu Nairobi ku hayo hubanti la’aan kallifeysa in ay dib ugu laabato miiska wadahadalka, si gorgortan cusub uga gasho. Sida uu Wargeyska The EastA...