Author: boodhari

Meta says AI had only ‘modest’ impact on global elections in 2024
BUSINESS

Meta says AI had only ‘modest’ impact on global elections in 2024

The Facebook and Instagram owner says its defences were able to prevent AI-driven misinformation operations from gaining an online foothold Despite fears that artificial intelligence (AI) could influence the outcome of elections around the world, the United States technology giant Meta said it detected little impact across its platforms this year. That was in part due to defensive measures designed to prevent coordinated networks of accounts, or bots, from grabbing attention on Facebook, Instagram and Threads, Meta president of global affairs Nick Clegg told reporters on Tuesday “I don’t think the use of generative AI was a particularly effective tool for them to evade our trip wires,” Clegg said of actors behind coordinated disinformation campaigns. In 2024, Meta say...
Madaxweynaha Soomaaliya oo digniin soo saaray, kadib shir uu qabtay
WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo digniin soo saaray, kadib shir uu qabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah kaas oo looga hadlayay la-dagaallanka maalgelinta argagixisada. Kulanka waxaa ka qayb galay Guddiga Qaran ee NAMLC, hey’adaha amniga iyo kuwa kale ee muhiimka u ah dowladda ayaa daba socda guulihii hore ee dowladu ka gaartay ladagaalanka maalgalinta kooxaha aragagixisada. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta dadaallada lagu wiiqayo maalgalinta argagixisada, waxaana kasoo baxay go’aanno adag oo lagu beegsanayo cid kasta oo ku lug yeelata maalgelinta falalka argagixisada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa carrabka ku adkeeyey in gacan bir ah lagu qaban doono cid kasta oo ka qayb qaadata dhaqdhaqaaq kasta oo lagu taageerayo maalgelin...
Sh Shariif, Khayre iyo CC Warsame oo qaadacay guddiga doorashada iyo xeerarka doorashooyinka
WARARKA

Sh Shariif, Khayre iyo CC Warsame oo qaadacay guddiga doorashada iyo xeerarka doorashooyinka

Sheekh Shariif, Xasan Cali Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in tallaabooyinka dowlada ee gudiga doorashooyinka uu horseedi karo khilaaf siyaasadeed, xasillooni darro amni, iyo muddo kororsi aan dhammaad lahayn. Waxay sheegeen in tallaabooyinkan horseedi karaan khilaaf siyaasadeed, xasillooni darro amni, iyo muddo kororsi aan dhammaad lahayn. Sidoo kale, waxay uga digeen saamilayda siyaasadda iyo shacabka inay ku kadsoomaan hannaanka cusub, iyagoo ku baaqay wadahadal loo dhan yahay oo lagu dhisayo nidaam daahfuran oo lagu salaynayo dastuurkii saxda ahaa.
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo horleh ka dajisay Raaskambooni
WARARKA

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo horleh ka dajisay Raaskambooni

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ciidamo horleh oo ka tirsan kuwa Xoogga dalka waxa ay u dirtay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose. Diyaarado siday ciidamadan oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa barqadii maanta gaaray Raaskambooni oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda. Sidoo kale diyaaradaha ayaa sida saanad milatari iyo gaadiid dagaal, sida ay muujinayaan sawirro laga soo qaaday garoonka. Raaskambooni ayaa waxaa haatan ka taagan xaalad kacsanaan ah oo u dhexeyso dowladda federaalka ee maamul goboleedka Jubbaland.
Mareykanka oo wafdi culus u diray Somaliland
WARARKA

Mareykanka oo wafdi culus u diray Somaliland

Wafdi culus oo ka socda dowladda Mareykanka ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, waxaana hoggaaminayo safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Richard H. Riley oo uu wehelinaayo Taliyaha taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM), Major General Brian Cashman, masuuliyiin kale iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan dowladda Maraykanka. Wafdigan ayaa waxaa qaabilay madaxweynaha xilka kasii dagaya Muuse Biixi Cabdi oo kusoo dhaweeyay qasriga madaxtooyada Somaliland, halkaas oo ay ku yeesheen wada-hadallo gaar ah oo ku aadan xiriirka labada dhinac iyo xaaladihii ugu dambeeyay. Madaxweye Biixi ayaa uga mahadceliyay xubnaha uu la kulmay iskaashiga iyo xiriirka wada shaqayneed ee amniga geeska Afrika iyo dhinaca ee Somaliland iyo Maraykanka, waxaa kale...
Daawo: Raysilwasaare Xamsa Oo Si, dadban u weeraray Axmed Madoobe
WARARKA

Daawo: Raysilwasaare Xamsa Oo Si, dadban u weeraray Axmed Madoobe

Ra’iisul wasaare Hamza Abdi Barre “Waxaa bogaadinayaa Ciidamada Geesiyaasha ah ee Jubbaland oo gartay in aan laga horgeyn Walaalahooda Ciidanka xoogga dalka ee ay isku Cadowga yihiin, dowladda ayaana ku abaal Marin doonta”. Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in xukuumadda Dan‐Qaran intii ay jirtay la ansixiyey sharciga naafada, ayna ka go’an tahay ilaalinta xuquuqda dadka naafada ah ee Soomaaliyeed. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dowladu ahmiyad weyn siineyso bulshada naafada ah iyo horumarinta kaabayaasha dadweynaha ee loo dhan yahay. “Waxaan bogaadinaya kaalinta dadka naafada ah ay ku leeyihiin horumarinta bulshada qeybaheeda kala duwan, waxaan rabaa inaan halkan ka caddeeyo in xukuumadda ay ka go’an tahay xal u helida colaadaha, cirib-tirka Khawaarijta iyo in dalkeenna oo dhan ...
Guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam oo la dhaawacay
WARARKA

Guddoomiye ku-xigeenka degmada Daaru Salaam oo la dhaawacay

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hubeysan oo maanta lagu qaaday mas’uul  sare oo ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, xilli uu ku sugnaa qaybo kamid ah degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Rag hubeysan oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa la sheegay inay ka dambeeyeen weerarka oo lagu beegsaday Guure Maxamed Xirsi oo ah guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in mas’uulka la weeraray uu soo gaaray dhaawac halis ah, xilli uu ku sugnaa goob Farmashi ah oo ku taalla agagaarka Ex-koontarool Balcad. Goobjoogayaal ayaa innoo sheegay in rasaasta la furay uu sidoo kale ku dhintay milkiilaha goobta ganacsiga, waxaana kadib baxsaday raggii ka dambeeyay falkaasi. Wararka ayaa ...
Daawo: R/W Xamza oo ka qayb-galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Naafada
WORLD

Daawo: R/W Xamza oo ka qayb-galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Naafada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galaya Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Naafada oo ka socota Magaalada Muqdisho. Munaasabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qoyska iyo Xaquuqda Aadanaha ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galaya qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda, Xubno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka, Diplomaasiyiin iyo marti sharaf kale. https://youtu.be/Hk6S2F-NAuA?si=OZlz463ayz1yXpRc
Dubois to defend world heavyweight title against Parker in Saudi Arabia
WORLD

Dubois to defend world heavyweight title against Parker in Saudi Arabia

The International Boxing Federation’s (IBF) world heavyweight champion Daniel Dubois will defend his title against Joseph Parker on February 22 in Riyadh, event organisers in Saudi Arabia have confirmed Dubois, who was awarded the belt in June after then-undisputed heavyweight champion Oleksandr Usyk of Ukraine relinquished it, made his first successful defence against fellow British boxer Anthony Joshua on September 21. The 27-year-old from London will face New Zealand’s Parker, the World Boxing Organization’s (WBO) interim heavyweight champion, in a bid to keep the title and raise his pedigree as the heavyweight champion The fight, announced Tuesday, will be the co-main event for the undisputed world light heavyweight title rematch between Artur Beterbiev and Dmitry Bivol in a s...
Sweden oo dacwad ku soo oogtay shaqsiyaad lala xiriiriyey Daacishta Soomaaliya
WARARKA

Sweden oo dacwad ku soo oogtay shaqsiyaad lala xiriiriyey Daacishta Soomaaliya

Dacwad oogayaasha Sweden ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in ay dacwad ku soo oogeen saddex qof oo la tuhunsan yahay in ay xiriir la leeyihiin kooxda Daacish, kuwaas oo oo lagu eedeeyey in ay maleegeen falal argagixisanimo oo ay ku jiraan kuwa ka dhan ah danaha Yahuudda, ayna doonayeen in caruur aan qaan gaarin ay fuliyaan. Saddexda qof iyo sidoo kale tuhmane afraad ayaa sidoo kale lagu soo oogay in ay ka tirsan yihiin ururka Daacish, oo ay Sweden mamnuucday in ay yihiin urur argagixiso, iyo in ay maleegeen dambi loo adeegsado hub, sida ay warbixino kala duwan ku sheegeen hay’adda dacwad-oogista Sweden ee SPA iyo tan sirdoonka ee Sapo. Afarta qof waxaa ka mid ahaa laba walaalo ah oo da’doodu kala tahay 23 iyo 25 jir, kuwaas oo qaatay diinta Islaamka wax yar ka hor intaan la xirin. ...