Hormuud Telecom” Waa Shirkad Isgaarsiineed oo Ka Mid ah Shirkadaha Ugu Hal-Abuurka Badan Afrika,
Hormuud Telecom, oo la aasaasay 2002, waa shirkad isgaarsiineed oo Soomaali ah oo horseed u ah wadista dhaqaalaha aan lacagta lahayn ee Soomaaliya
Waqtigan xaadirka ah in kabadan 67% Soomaalida, gaar ahaan bulshada ugu nugul, waxay u isticmaalaan tikniyoolajiyadda lacagta moobilka nidaam kaliya oo lacag lagu bixiyo.
Haddii tani ay joogsato, dadweynaha oo dhan ma awoodi doonaan inay iibsadaan waxyaabaha daruuriga u ah - cuntada, inay iska bixiyaan daaweynta cisbitaalka iyo waxbarashada carruurtooda. Si,taasi aysan u dhicin ayay Hormuud telecom waxa ay dadaal hal,abuurkiisu miro dhal noqday oo ah Adeega EVC
Astaamaha soo nooleeynta rajda ayaa waxaa qayb ka noqday ku dhax,ganacsiga duruufaha adag
U adkaysiga ku shaqeynta jawiga ganacsiga adag ee firfircoon ee ay Soomaal...