Xukuumada Reysilwasaare Xamsa Oo Sameeysay magacaabid yaab leh
Raysal Wasaare ku xigeenka labaad loo magacaabay Xildhibaan Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) oo maalmo ka hor loo magacaabay Wasiirka Howlaha DF Soomaaliya
Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan oo loo magacaabay Wasiirka Dekedaha DF Soomaaliya ayaa lagu badalay Wasiirki hore Gen: Cabdullahi Axmed Jama ilka jiir oo isku beel kasoo jeedaan.
Dhanka kale Raysal wasaare ku xigeenka koowaad Saalax ayaa maanta xaadiray kulanka Aqalka sare oo maalma dhoweyd muran adag uu galay kursiga Aqalka sare ee Saalax ku fadhiyo.
Xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza ayaa noqotay xukuumaddii ugu horeysay oo yeelatay labo ra’iisul wasaare ku-xigeen, kaddib dowladdii kumeel-gaarka.
Magacaabista xilkaan ayaa waxaa muddo hortaagna ra’iisul wasaare ku-xigeen Saalax Jaamac iyo xildhibaannada gobollada Waqooyi oo ay...