Xasan Farmaajo Ma,Aha ( Warbixin)
👉 By/ Elmi Osman Farah Boodhari
Dhurwaa la tag bartay ka dhig waa ku ceeba Raysilwasaaraha Itoobiya waxa ku margaday oo ka dagi la,a in uu garoowsado Xasan Farmaajo Ma,aha Soomaalida maantana tii shalay Ma,aha
Safark gaaban oo Saacado yar qaatay oo uu Mqdisho ku yimid 16 June 2018_kii Abiy Axmed ayaa hogaankii Somalia ee waqtigaas Maxamed calaahi farmaajo Ogoleeysiiyay In uu ku dhawaaqo bixinta 4 dakadood oo Itoobiya la siiyay, isaga oo taas kaga badashay in Itoobiya ay albaabada ka soo xirato hogaamiyaasha Maamulgoboleedyada oo caadadoodu ahayd in ay barbar yaacaan dowladda dhexe
Hadii uu soo laaban lahaa hogaankii u nuglaa Itoobiyanka ee damaca galiyay Abiy oo uu waayahaas ula baxay naaneeysta" ah "Big Brother" waxaan shaki ku jirin inay dhici laheyd mid ka xanuun badan tan Muus...