Dr:Hassan Shire ayaa ka hadlay Ololaha Wacyigelinta Caafimaadka Maskaxda

6″ May “2022” Dheeho.com

犀利士 _125755_137-1.jpg” alt=”” class=”wp-image-56352″ width=”503″ height=”130″/>

Madaxa difaacayaasha xuquuqda dalalka Africa Dr ” Hassan Shire ayaa maalintii 4 aad ka hadlay Ololaha Wacyigelinta Caafimaadka Maskaxda

Dr Hassan_shire waxa uu milicsanayaa ayaa sharxaya curinta fikradda fayoobida oo uu faahfaahiyay habka guud ee barnaamijkayaga ilaalinta Difaacayaasha xuquuqda aadanaha dalalka Afrika in ay ku jirto daryeelka dadka qaba xanuunada maskaxda

Leave a Reply