General xijaar oo caqabado badan laka la kulmay intii lagu jray doorashada gudoonka baarlamaanka ayaan wax lug ah ku yeelan doonin amniga doorashada madaxweynaha oo lagu wareejiyay ciidamada ATMIS

MUQDISHO — 9″ May”2022″

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ayaa shaaciyay habraaca Amniga goobta ay ka dhaceyso Doorashada ee Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho.

Guddiga ayaa sheegay in Ammaanka guud ee goobta Doorashada ay sugauaan Ciidamada Howlgalka ATMIS, kuwaasi oo ay caawin doonaan tiro kamid ah Ciidamada Booliiska Soomaaliya.

Sidoo kale, Guddiga ayaa soo saaray tirada Askarta iyo howl wadeenada ay Musharixiinta gudaha la soo geli karaan xilliga Doorashada.

Hoos ka Dheeho hab raaca oo dhamaystiran

Leave a Reply