Guddoomiyaha Dhabancad ayaa ku eedeeyay General Xijaar iyo ciidan NISA ka tirsan in ay ku soo qaadeen weer laysku hortagayo dhamaystirka doorashada

25″ April “2022” Muqdisho” Guddoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka Dhabancad oo saxaafadda la hadlay ayaa waxa uu sheegay in weerar ay kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan dowladda, balse arrintaas aysan ahayn mid ay ku joogsaneyso howlaha doorashooyinka ee dalka iyo shaqada ay qaranka u hayaan. Sidoo kale, guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in dhowr jeer … Continue reading Guddoomiyaha Dhabancad ayaa ku eedeeyay General Xijaar iyo ciidan NISA ka tirsan in ay ku soo qaadeen weer laysku hortagayo dhamaystirka doorashada