Labada aqal ee Baarlamaanka Somalia oo berri kulan wadajir ah ku leh Muqdisho
11″ June “2022” Muqdisho Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa berri kulan wadajir ah ku leh magaalada Muqdisho, sida ay shaaciyeen Guddoonka labada Gole. Farriin loo diray Xildhibaannada labada Gole ayaa waxaa lagu sheegay in maalinta berri si wadajir ah akhrinta kowaad la marsiin doono Miisaaniyadda Dowladda ee ay soo gudbisay … Continue reading Labada aqal ee Baarlamaanka Somalia oo berri kulan wadajir ah ku leh Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed