Xiddiga Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa loo magacaabay weeraryahanka sanadka 2021 xafladii abaalmarinta Ballon d’Or ee lagu qabtay Caawa Magaalada Paris

Monday “29” November “2021 ” Goal.com Robert Lewandowski ayaa ku guulaystay abaal marinta weeraryahankii ugu fiicnaa sanadka kadib markii uu ku guulaystay abaal marinta Ballon d’Or taas oo loo baajiyay sanadii hore aafada Covid -19 Xiddiga Bayern Munich No.9 ayaa loo magacaabay weeraryahanka sanadka 2021 xafladii Ballon d’Or habeenkii isniinta, isagoo ku qaatay abaalmarin cusub … Continue reading Xiddiga Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa loo magacaabay weeraryahanka sanadka 2021 xafladii abaalmarinta Ballon d’Or ee lagu qabtay Caawa Magaalada Paris