Maleeshiyada Al-Shabaab oo qabsaday Bacaadweyne iyo Camaara

CAMAARA — Thursday “26” Aug” 2021″ Voasomali Kadib markii ay dib uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dowladda federaalka Soomaaliya, maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara ee gobolka Mudug. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in Al-Shabaab ay gudaha deegaanadan lasoo galeen maleeshiyaad aad u hubeysan. Saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo … Continue reading Maleeshiyada Al-Shabaab oo qabsaday Bacaadweyne iyo Camaara