Wednesday ” 8 ” Sep” 2021″Muqdisho Dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin, Kulane Jiis iyo Yaasiin Farey ayaa loo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida. ! Arintaan ayaa timid ka dib markii raysilwasaare rooble uu faray xeer ,ilaalinta in ay dadajiso dacwada kiiska ikraan tahliil faarax oo ahayd sarkaalad lagu tuhunsan yahay dilkeeda … Continue reading Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa qabtay Dacwad ka dhan ah Fahad Yaasiin, Kulane Jiis iyo Yaasiin Farey
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed