Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
28″ April “2022 ” Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe,isagoo u rajeeyay in uu Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda loo igmaday.

Raysilwasaaraha somalia maxamed xuseen Rooble ayaa bartiisa Twitter ka ku soo qoray