R/wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar
16″ Aug”2021″ Qaahira” Monday Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar. Waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Qaahira ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Masar Moustafa Madbouly. Soo dhaweyntaan heerkeedu sareeyo waxay ka tarjumaysaa xiriirka qotada dheer ee labada dal walaalaha ah ka … Continue reading R/wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed