Sida Xaafada Daarulsalaam ee magaalada Muqdisho ay ugu diyaargaroowday weyneeynta Munaasabada ciidul fidriga

29″ April “2022” Muqdisho

Sida Xaafada Daarulsalaam ee magaalada Muqdisho ay ugu diyaargaroowday weyneeynta Munaasabada ciidul fidriga waa mid farxad Galin doonta caruurta iyo dadka waaweeynta

Weeyneeynta munaasabada ciidul fidriga waxaa laga dareemi Dopnaa xaafadda Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho

Boqolaal ka mid ah dadka deegaanka iyo qaar kale oo magaalada isaga kala yimid ayaa sanad kasta Marka la gaaro maalmaha ciida ku tukada barxado waaweeyn oo xaafadu at leedahay

Xaafadan oo sanadihii ugu dambeeyay aad u dhismeysay ayaa waxaa ku yaala oo laga hirgeliyay beerta xayawaanaadka iyo goobaha carruurta lagu ciyaarsiiyo,

Dad badan ayaana uga kala yimaada magaalada inteeda kale Maalmaha Ciidaha iyadoo ay indhahagu qabanayaan damaashaadka quruxda badan ee halkaasi ka jira,

Waxaad rkaysaa waalidiin badan oo carruu壯陽藥 rtooda ku ciyaarsiinaya goobaha u gaarka ah barbaarta beero iyo jardiinooyin qurux badan oo laga shaqeeyay

Waalidiinta ayaa kuu sheegaya in ubadkooda ay farxadda ciidda dareemaan, marka ay waqti ku qaadanayaan beerta dalxiiska iyo damaashaadka ee Daarusalaam.

Daarusalaam oo lagu tilmaamo mid ka mida xaafadaha ugu bilicda wanaagsan ee Caasimadda Muqdisho Ciiddul fitriga

Ciidaha Fitriga iyo Adxa ayaa xuskooda iyo weynayntooduba laga dareemaa caalamka, gaar ahaan dunida Muslimka.

Ciidaha Fitriga iyo Adxa ayaa xuskooda iyo weynayntooduba laga dareemaa caalamka, gaar ahaan dunida Muslimka.

Leave a Reply