Damaca Ku Horguban Doorashada Somalia, wuxuu keenay Dibindaabyo Qaran iyo Dib,u dhac Laga Maarmi Karay

18″November”2021″ By Tifatiraha Dheeho Elmi Osman Boodhari Madaxweynaha mudo,xileedkiisu dhamaaday maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa dhawaan u dabaaldagaya mid ka mid ah labadii sano ee uu kororsaday intii aaney ku qasbin in uu ka laabto dagaal dhiig ku daatay oo muqdisho dhacay, Dagaalka ka dhshay mudo kororsiga ayaa sdoo kale farmaajo saaray cadaadis keenay In doorashada … Continue reading Damaca Ku Horguban Doorashada Somalia, wuxuu keenay Dibindaabyo Qaran iyo Dib,u dhac Laga Maarmi Karay