Xadgudubyo ku saleeysan xaga jinsiga iyo barakicin qasab oo lagu la kacay haweenka Tigray ayaa lagu iftiimiyay xuska maalinta haweenka aduunka 8 March iyadoo Ethiopia ay safka hore ka gashay dalalka africa ee lagu dhibaateeyo dumarka

8″ March “2022”SOURCE: AL JAZEERA ​​Ethoipia ilaa 1 milyan oo qof oo haween ah ayay soo food saartay xaalado macaluul oo bini’aadmigu sameeyay. Walaac dheeraad ah ayaa laga muujiyay dilalka sharci darada ah, barakicinta qasabka ah, rabshadaha ka dhanka ah xeryaha qaxootiga iyo barakacayaasha, iyo dilka shaqaalaha gargaarka bini’aadantinimo, iyo kuwo kale. Golaha Xuquuqul Insaanka ayaa … Continue reading Xadgudubyo ku saleeysan xaga jinsiga iyo barakicin qasab oo lagu la kacay haweenka Tigray ayaa lagu iftiimiyay xuska maalinta haweenka aduunka 8 March iyadoo Ethiopia ay safka hore ka gashay dalalka africa ee lagu dhibaateeyo dumarka