( Warbixin ) Masiibadii Zope & Masuuliyaddaradii Farmaajo !!

October 14, 2023- Dheeho”

Taariiqdu Kama Daaleeyso In Ay Xusto Dhagar Qabayaashii Masiibadii Zoope & Masuuliyaddaradii Farmaajo oo Ka Xishoon Weeyay ku kor dabaaldegista dhibanayaasha

14-October-2017 Aaga Soobe ee Muqdisho Musiibadii Waxuushnimada ahayd ee ka dhacday waxay galaafatay nolosha iyo Mustaqbalka boqolaal birimagaydo ah oo soomaaliyeed.

Argagaxisadii falkaas gaysatay iyo kuwii ku kor dabaaldegay somalida masiibadu la soo daristay wali waxay nala gaadaya wixii iyo wax ka daran waloow ay dadkeenu baraarugeen hadana waxa sawirkani uu muujinayaa wada shaqeenytii mugdiga

Ka hortag Wax ku ool Ah,

Ka hortag Wax ku ool Ah, Oo hoos u dhigay khatar Iyo khasaare ay Aragagixisadu dooneeysay inay ku xusto Gumaadkii Zope ee 2017_dii

Argixisada Xamaas Taageertay ee Alshabaab Waxay Somaalida Islaamka Ah U Aragtaa Kuwo Ay Ugu Aargudi karto waxyeelada gantaalaha Israel ee Gaza

Laakiin ficiladda cadowtinimo ee Alshabaab Inay soo dhaafaan daafaha Muqdisho ayaa bilahanba waxay aheyd talaabo suurtagal ah iyadoo Ka go,anaanta hayadaha nabadgalyada Somalia ee Adkeynta Amniga ay Alshabaab ka horisaagtay dhibaateeynta dadka soomaaliyeed.

Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka Somalia ayaa ku waramay in 2 Askari ay dhinteen 3 kalena ay dhaawacmeen markii qaraxa la la eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa miino baarista ee loo yaqaan K9 iyaga oo maraya xaafada Waracade ew Magaalada Muqdisho.

Somalia iyo qaar kamida dalalka dariska ayaa muujiyay feejignaan ku aadan xaga Amniga tan iyo wixii ka danbeeyay markii Alshabaab ay bogaadisay weerarardii Xamaas ay ku qaaday Israel

Argagixisada Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyada qarax miino dhulka lagu Aasay ah kaas oo timid saacado kadib markii kooxda xagjirka ah ay sheegtay in Weerarada Israel ay ku heeyso Xamaas iyo marinka Gaza ay u sameeyn doonto aargoosi

Arintan ayaa sidoo kale timid xili maanta ay Muqdisho ka socotay munaasabad duco iyo baroordiiq ah oo loo sameeyay dadkii lagu xasuuqay Isgooyska Zope 14 kii October 2017 kii

Leave a Reply