Dad ku dhow 10 Qof oo Oromo ah ayaa lagu dilay Magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo

5- February-2024

Weerar ay fuliyeen rag hubeysan, oo loo maleeynayo in ay yihiin Alshabaaba ayaa lagu dilay dad ka badan oo Oromo ah magaalada Beled axaawo ee gobolka Gedo Dheeho News Every Day

Weerarkan ayaa waxaa fuliyay rag hubeysan, kuwaas oo beegsaday xaafad ay dagan yihiin dad Oromo ah, sida uu innoo sheegay in mid kamid ah waxgaradka deegaanka.Sidoo kale waxaa weerarkan ku dhintay ugu yaraan 7 qof, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale oo isugu jiro rag, dumar iyo carruur.Xaaladda ayaa haatan ah mid kacsan, waxaana weli socda baaritaano ku aadan falkan oo ay wadaan ciidamada ammaanka ee ku sugan halkaasi.

Leave a Reply