27-April-2024 West Ham 2-2 Liverpool Rajada Liverpool ee hanashada horyaalka Premier League ayaa u muuqata mid soo dhamaatay ka dib…
25-April-2024″ Brighton 0-4 Man City Manchester City ayaa si habsami leh hal dhibic ugu soo jirsatay kooxda hogaanka u haysa…
24-April-2024-Dheeho👀Cusbooneysiinta wararka Iyo warabixinada ciyaaraha⤵️ ⏩️Everton oo dhabar jab weyn ku keentay hamigii Liverpool ee hanashada horyaalka Premier League ⏩️”Man…
22- April-2024″ Inter Milan ayaa xaqiijisatay horyaalkeedii 20-aad ee Talyaaniga ka dib markii ay garaacday kooxda ay xafiiltamaan ee AC…
17-April-2025 Man City 3-4 Real Madrid Kooxda heysata horyaalka ee Manchester City ayaa laga saaray tartanka Champions League ee Real…
16-April-2024 Barcelona 1-3 PSG (agg: 4-5 ) Kylian Mbappe ayaa labo gool dhaliyay iyadoo Paris St-Germain ay ku xasuuqday Barcelona…
15-April-2024 Arsenal 0-2 Aston Villa Aston Villa ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed cajiib ah oo ay Arsenal kaga yaabsatay Emirates…
13- April-2024 Man City 5-1 Luton Manchester City ayaa hogaanka Premier League la wareegtay ugu yaraan hal maalin kadib markii…
12-April-2024 Chelsea ayaa hogaanka u haysa kharashaadka kooxaha Premier League ay bixiyeen xiliciyaareedka 2023-‐ 2024 Chelsea oo ku jirta kaalinta…
10- April-2024 PSG 2-3 Barcelona Kooxda shanta jeer ku guulaysatay koobka horyaalada yurub ee Barcelona ayaa guul soo laabasho ah…