Daawo: Masuuliyiin ka qeybgalay Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyadda Gobolka Banaadir

21- July-2023- Muqdisho

犀利士 o.com/wp-content/uploads/2023/07/image-62.png” alt=”” class=”wp-image-99824″/>

Wasiirka Amniga XFS “intaan oo dhallinyaro ah in ay maanta kubbad wada ciyaaraan,waxay ku timid Aminga oo laga wada shaqeeyey.”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho “ Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyadda Gobolka Banaadir Waxa uu muhiim u yahay is dhexgalka dhalinyarada.”