31- July-2023

Muqdisho Maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay xubin ka tirsan ilaalada shacabka ee ciidamada nabad-sugidda NISA, oo lagu soo oogay dacwadda dil hinaaso la xiriirta oo dhexmaray laba dhallinyaro ah oo laga yaqaano barta bulshada ee TikTok.