Golaha Guurtida Somaliland oo ka hadlay Ciidanka Jabhada Garxajis Laysay.

12- August-2023

Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan ayaa ka hadley jid gooyadii jabhada Buurta Gacan Libaax ku laayeen Ciidanka Booliska Somaliland.

Gudoomiye Saleeban ayaa sheegay in hawshaas xalinteeda ay ku jiraan Xukuumada iyo beesha ay ka soo jeedaan jabhada Buurta Fuushay.

Xildhibaanada Golaha Guurtida oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Golaha Guurtidu doorkiisa ka qaato Rabshada ka taagan Buurta Gacan Libaax.

Waxaanu saaka  golaha Guurtidu gudi usaaray xalinta colaada ka taagan buurta Gacan Llibaax.

犀利士 alt=”” class=”wp-image-103609″/>

Leave a Reply