21- August-2023

Madaalayaasha Waaxda Dabdamiska ee @hsfsomalia ayaa ku guuleystay daminta dab xalay ka kacay baqaar ku yaalla Siinaay. Hawlwadeennada Dabdamisku waxay har iyo habeen heegan ugu jiraan badbaadinta nafta iyo hantida bulshadeenna. @Hormuud