Marka Kibrku kaa bato Waxaa L犀利士 uma Garashada !!
Dad kugu qasbay inay kaa kaxaeeyaan dulmi aad guryohooda la dul joogtay ayaa wali u sii u dhaaraneysaa adiga oon garaneyn in illaaheey uu garbakaaga ka baxay
Muuse biixi oo aan garwaaqsan madaxwareerkii uu ka qaaday jabkii ka soo gaaray dagaalkii shalay ee maleeshiyada beesha dhulbahante ay uga saareen Gooja cade ayaa ku hanjabay inay arsan doonaan
Dr Gaboose ayaa dadka Waqooyi galbeed iyo Togdheer ugu baaqay inay garab istaagaan ciidamada ” Buur madoow ayaa ugu yeeray beesha Isaaq inay midoowdo ” Faysal Cali waraabe ayaa ku qeyliyay waxaan xiranayaa tuute guudahaan dadka hadaly kuma jiro qof leh waan qaldanay wixii dhacayna masuuliyadeeda wax ka qaadanaya iyadoo laascaanood ay soo martay ciqaabtii ka dhalatay dad soomaali ah oo qasab looga masaafuriyay magaalada maalkoodiina lagu dhacay
Caqligu hadii uu shaqeeynayo maamuulada aan la aqoonsaneyn ee Khaatumo state iyo Somaliland waxaa lagudboon inay sidaas ku kala joogaan inta laga dhayayo boogaha nabarada sii kala fogeeyay dadka dariska ah