29″ December “2020
Waxaa soo hagaagaya xaalada caafimaad cayaartooyda koonfurgalbeed ee muqdisho lagu wareeray sida ay ku waramayaan dhaqaatiirta gacanta ku haya xaalada caayaartooydan ee Ku Dugan isbitaalka ordagan



Abdikarin Absa – Dhaawac Madaxa.
Mohamed Wadani – Dhaawac Garabka.
Mahamuudey ibrahim – Dhaawac isha
Xabiib Ibraahim – Dhaawac Gacanta
Wali si, cad looms shaacin sababta weerarka ka danbeeysay waxayse Wararka qaar sheegayaan in weerarkan uu yimid markii taagerayasha Gobolka Banadir ay dhagxaan ku tuureen bas ay la socdeen cayaartooydaan .
Dadka qaar ayaa Ku waramaya in dhaawaaca cayaartooyda koonfur galbeed uu yimid markii taageerayaal reekoonfur kalbeed ah oo ka careeysan guuladardii cayaartooydan ka soo gaartay kulankii banadir ay dhagaxeeyeen cayartooyda oo ka qaybgalaysay tartanka koobka kubada cagta maamul goboleedyada oo ay isugu soo harden banaadir iyo galmudug
Sidaas ooy tahayna wali booliisku aanu ka hadlin sababta weerarka iyo cid ay u qabteen too a