10- September-3023

Qaybo ka mid ah Isbitaalada Gaalkacyo Dhanka Puntland ayaa albaabada la isugu laabay, balse waxaa sii shaqayn doona qaybaha loogu adeego bukaanada jiifa iyo dadka la soo kulma xaaladaha deg degga ah.kadib shaqo joojin sadex maalmood ah oo salka ku heysa dil loo gaystay Dhqtar ka howlgalayay magaalada Galkacyo
Dr Sakariye Cabdi Jaamac, oo ahaa dhaqtar dhallinyaro oo caan ka ahaa buls壯陽藥 hada dhexdeeda, ayaa xalay lagu dilay isagoo ku sugnaa xarun caafimad oo uu maamule ka ahaa oo lagu magacaabo Alxaramayn.