Falcelino kala duwan oo laga bixyay hadal ka soo yeeray wasiir hore oo ka tirsanaa Dowladii Farmaajo

25- September-2023- Dheeho

Hadal-falanqeeyal badan ay ku fasireen in uu fudeeyd ka muuqdo oo lagu weeraray joogitaanka Madaxweyne Xasan Shiikh ee magaalada Dhuusamareeb oo ka soo yeeray Xasan xundubey jimcaale ayaa kala kulmay baraha bulshada falcelino kala duwan .

Wasiir Adam Ow xirsi , Ambassador Yusuf Garaad Gudoomiyihii Hore gobolka banaadir Thabit cabdi Iyo Agaasime Abwaan Guure ayaa si kulul uga jawaabay hadalka Xasan xundubey oo dadka ka hadlay ay aragtiyo kala duwan ka bixiyeen iyadoo
Wasiirkii hore ee dowladii Madaxweyne farmaajo uu sii wada wax ka sheega hogaaminta dagaalka Argagixisada ee Madaxweyne Xasan Shiiq ee magaalada dhuusamareeb

Wasiir Adam Ow-xirsi

Ambassador Yusuf Garaad

Thabit Cabdi

Agaasime Abwan Guure

Leave a Reply