25- September-2023- Dheeho
Hadal-falanqeeyal badan ay ku fasireen in uu fudeeyd ka muuqdo oo lagu weeraray joogitaanka Madaxweyne Xasan Shiikh ee magaalada Dhuusamareeb oo ka soo yeeray Xasan xundubey jimcaale ayaa kala kulmay baraha bulshada falcelino kala duwan .
Wasiir Adam Ow xirsi , Ambassador Yusuf Garaad Gudoomiyihii Hore gobolka banaadir Thabit cabdi Iyo Agaasime Abwaan Guure ayaa si kulul uga jawaabay hadalka Xasan xundubey oo dadka ka hadlay ay aragtiyo kala duwan ka bixiyeen iyadoo
Wasiirkii hore ee dowladii Madaxweyne farmaajo uu sii wada wax ka sheega hogaaminta dagaalka Argagixisada ee Madaxweyne Xasan Shiiq ee magaalada dhuusamareeb
Wasiir Adam Ow-xirsi
Ambassador Yusuf Garaad
Thabit Cabdi
Agaasime Abwan Guure