7- October-2023

Guddoomiyaha Hormuud Telecom , Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa u tartamaya abaalmarinta CXO of the Year Award, oo ay Africa Tech Festival ku abaalmariso madaxda shikradaha Afrika, ee horumarro iyo guulo u horseeday shirkadaha ay hoggaamiyaan🙏
Guddoomiye Axmed ayaa la tartamaya madaxda Orange Egypt, Vodacom Group, Sasfin Bank, iyo African Bank Waxa uuna u baahan yahay codkaaga si uu abaalmarintan ugu guuleysto.
Waxaa hadda furan codeynta dadweynaha. Fadlan uga codeey link-ga hoose, si aan guul ugu soo wada hooyno Soomaaliya.