Uganda oo guul dirqi ah ka gaartay 10 ciyaartooy oo Somali ah


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

Uganda oo guul dirqi ah ka gaartay 10 ciyaartooy oo Somali ah kulan ka tirsan Isreebreebka koobka aduunka ee 2026_da ee Group G

Xulka Somalia oo la kulmay guuldaradii labaad ee tartankan heerka caalmi ah ayaa kaalinta ugu hooseeysa kaga jira liiska Group G ooy hogaaminayso Algeria