6- December-2023

Siciid Dani ayaa ku dhawaaqay in uu ka laabtay qorsho doorasho lagu murm壯陽藥 ay, ka dib markii uu cadaadis kala kulmayay kooxaha mucaaradka iyo odoyaasha dhaqanka
Dani ayaa ogolaaday in dib loogu laabto hanaankii doorashada ee mudada dheer ay ku soo socotay Puntland iyadoo qorshiisa doorashada qof iyo cod oo aan heysan waqti ku filan ay madasha mucaarku ku tilmaameen mid ay ku hoos qarsooneyd mudo kororsi uu doonayay madaxweynaha waatigiisu sii dhamaanayo ee putland