12-December-2023

Hadafka ilaalinta iyo taageeridda difaacayaasha xuquuqul insaanka (#HRDs) ee Bariga & Geeska Afrika, waa kor u qaadista ammaanka difaacayaasha xuquuqda aadanaha, awoodahooda, adkeysi weyn & gudashada wax ku oolka ah waajibaadkooda bani,aadanimo sidaas waxaa yiri Dr : Hassan Shire Sheikh Agaasimaha sare ee dalada Pan African human right defenders Islamarkaasna ah Madaxa East and Horn of Africa human right DefendDefenders
Iyadoo ay jirto horumaro ku saabsan sii wadida 2024_ta ee hamiga ilaalinta dadka ku lugta leh difaacayaasha xuquuqda aadanaha, Waftiga East and Horn of Africa human right Defend_Defenders waxay wadahadalo waa weyn oo ku saabsan dhaq-dhaqaaqaada dhinacyada badan leh ee wax ka qabashada xaaladaha walaaca ee ku xadgudbka xuquuqul iinsaanka la yeesheen #UDHR75 dabaaldegyada.
