Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud Oo Gaaray Asmara Ayaa waxa uu La Kulmay dhigiisa Eritrea Isaias Afwerki

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud Oo safar shaqo ku tagay Asmara Ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyay dhigiisa Eritrea Isaias Afwerki xilli ay taagantahay xiisad Somalia iyo itoobiya la dhex alloosan Dheeho News Every Day

Labada mas’uul ayaa ka wada hadli doona arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka iyo xoojinta iskaashiga 🇸🇴🤝🇪🇷

Leave a Reply