Dheeho Kulamada Champions League ee Man City vs Sparta Prague Barcelona vs Bayern Munich Atletico Madrid+

➡️Kooxda Pep Guardiola oo aan laga badin xilli ciyaareedkan, ayaa wajaheysa Sparta Prague Iyadoo Liverpool ay la ciyaareeyso Rb Leipzig

➡️Barcelona ayaa soo dhaweeyneysa kooxda Vincent Kompany, ee Bayern Munich Iyadoo kooxda reer France ee Lille ay u safrtay dhigeeda Atletico Madrid

➡️Benfica Iyo Feyenoord ayaa fooda isdaraya Iyadoo Rb Salzburg ay gurigeeda ku balansatay Dinamo