Dowladda Soomaaliya ayaa manata joojisay duulimaadyadii aadi jiray gobokada dalka Soomaaliya, iyadoo garoonka Aden Cadde ay buux dhaafiyeen boqolaal shacab ah oo gobokada dalka u safri lahaa.
Talaabadan ayaa ka danbeysay kadib markii diyaaradaha iska diideen iney u safraan deegaanka Raaskambooni, iyagoo qaatay hanjabaadii Jubaland ee eheyd iney beegsan doonaan diyaaradii ka dagto garoonka Raaskanbooni oo aag dagaal isu rogay.
Xiisada Jubaland iyo dowladda Soomaaliya ayaa marba marka kasiu danbeysa cirka sii galeyso, iyadoo aan muuqan wax wada xaajood ah oo arrintan laga galay.