Year: 2021

Dagaalka dhinaca sumcad xumeeynta Iyo loolanka Awoodaha Dastuuriga oo lagu daray kala Raacista dowlad goboleedyada waxay dab ku sii hurisay qilaafkii ka taagnaa doorashada ay dib,u dhacyadu hareeyeen
WARARKA

Dagaalka dhinaca sumcad xumeeynta Iyo loolanka Awoodaha Dastuuriga oo lagu daray kala Raacista dowlad goboleedyada waxay dab ku sii hurisay qilaafkii ka taagnaa doorashada ay dib,u dhacyadu hareeyeen

28″ December “2021” Tifatiraha Elmi Osman Farah “Boodhari” Dadbadan oo soomaaii ah ayaa rumeeysan Dagaal dhinaca sumcad xumeeynta Rooble oo uu kaga jawaabay Farmaajo kiiskii ikraan tahliil In uu yahay waxa dab ku sii huriyay qilaafkii ka taagnaa habaraaca doorashada ay dib,u dhacyadu hareeyeen ee dalkeena somalia Taliyaha Ciidammada Badda Soomaaliya, Cabdixamiid Maxamed Dirir, uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ku eedeeyay inuu guri raaxo ka dhisanayo dhul uu sheegay inay leeyihiin ciidammada badda ee dalka. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Soomaaliya, Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage, ayaa magacaabay guddi soo baara eedayn uu taliyaha Ciidammada Badda Soomaaliya, Cabdixamiid Maxamed Dirir, u jeediyay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen ...
Dheeho kulamada Premier League West Ham oo is aragtay iyadoo dhax fadhisa 4 ta sare +Leicester vs Liverpool ” Crystal Palace iyo Tottenham
SPORTS

Dheeho kulamada Premier League West Ham oo is aragtay iyadoo dhax fadhisa 4 ta sare +Leicester vs Liverpool ” Crystal Palace iyo Tottenham

28" Dec"2021" Goal.com Leicester 1-0 Liverpool Ademola Lookman ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay Leicester ku garaacday Liverpool si ay Reds hoos uga soo dhacdo 6 dhibcood hogaamiyaasha Premier league. Fursadihii ugu waynaa ee Liverpool ayaa yimid qaybtii hore ee ciyaarta markii Mohamed Salah uu helay rigoore daqiiqadii 15-aad ee ciyaarta waxaana ka badbaadiyay Kasper Schmeichel wuxuuna madax ku dhaliyay kubad madax ah. Sadio Mane ayaa intaas kadib lumiyay dhawr fursadood oo ay heleen kooxda Jurgen Klopp ka hor inta ayna kooxda martida loo ahaa u bixin daqiiqadii 59-aad. Weeraryahankii hore ee Everton Lookman, oo taabtay kaliya taabashadiisii ​​afaraad ka dib markii uu soo galay, cayaarta ayaa kubad ka qaaday Kiernan Dewsbury-Hall isagoo kor u qaadaya, ku garaacay Jo...
Taliska Ciidamada Mareykanka Ee Afrika oo Farriin U Diray Ciidamada Soomaaliya
WARARKA

Taliska Ciidamada Mareykanka Ee Afrika oo Farriin U Diray Ciidamada Soomaaliya

28" December "2021 Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay inay taageerayaan baaqyada beesha caalamka ee ku saabsan in la joojiyo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya. Wuxuu ugu baaqay ciidamada Soomaaliya inay diiradda saaraan halista amni ee uga imaaneyso kooxaha argagixisada si loo badbaadiyo shacabka, sida laga soo xigtay boggaga Twitter-ka ee AFRICOM. Hadalka Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika  ayaa imaanaya, iyadoo Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay, in iskudayga shaqa-joojinta Ra’isulwasaare Rooble ay tahay mid walwalkeeda leh, isla markaana uu Mareykanka taageerayo dadaalladiisa doorasho deg deg ah oo lagu kalsoonaan karo. “Mareykanka wuxuu diyaar u yahay inuu tallaabo ka qaado kuwa caq...
Shiiq Shariif Shiiq Axmed  oo ku celiyay eedeeyn uu jeedinayo  “Farmaajo ayaa Tilmaamay in uu Carqalad ku hayo habsami u socodka Doorashada”
WARARKA

Shiiq Shariif Shiiq Axmed oo ku celiyay eedeeyn uu jeedinayo “Farmaajo ayaa Tilmaamay in uu Carqalad ku hayo habsami u socodka Doorashada”

28" Dec"2021" Muqdisho Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax maadxweyne  Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay khilaafka xooggan eek a dhexeeya farmaajo iyo Rooble, iyo arrimaha taagan ee la isku khilaafsan yahay. Shariif waxaa uu sheegay in uu aad uga xun yahay tallaabadii uu qaaday farmaajo eek u aaddaneed shaqo ka joojintii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xsueen Rooble, taasi oo uu ku tilmaamay sharci darro uu ku dhaqaaqay maadxweynaha mudda xileedkiisu dhammaaday. Sidoo waxaa uu farriin u diray Ciidanka Xoogga dalka, waxaana uu nasiib darro weyn ku tilmaamay in Ciidanka loo siticmaalo dano gaar ah, aysana ku milmin arrimaha siyaasadda dalka,gaar ahaan dhinacyada is diidan. Madaxweynaha mudda Xiledkiisu dhammaaday ayuu sidoo kale ugu ba...
Mareykanka: Tallaabo ayaan ka qaadi doonnaa kuwa carqaladeynaya nabadda Soomaaliya
WARARKA

Mareykanka: Tallaabo ayaan ka qaadi doonnaa kuwa carqaladeynaya nabadda Soomaaliya

28" Dec"2021" Voa Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii ka digtay in ay tallaabo ka qaadi doono kuwa carqaladdda ku ah dariiqa nabadda Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay, in iskudayga shaqa-joojinta Ra’isulwasaare Rooble ay tahay mid walwalkeeda leh, isla markaana uu Mareykanka taageerayo dadaalladiisa doorasho deg deg ah oo lagu kalsoonaan karo. “Mareykanka wuxuu diyaar u yahay inuu tallaabo ka qaado kuwa caqabadda ku ah waddada nabadda ee Soomaaliya. Iskudayga shaqo-joojinta Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble waa mid laga naxo, waanu taageersannahay dadaalladiisa doorasho deg deg ah oo lagu kalsoonaan karo. Dhammaan dhinacyada waa in ay ka baaqsadaan ficillada iyo hadallada kicinta ah," ayuu lagu yiri hadalka Waaxda Arrimah...
RW Rooble oo soo dhaweeyay Xildhibaanada Lagu Doortay Kismaayo
WARARKA

RW Rooble oo soo dhaweeyay Xildhibaanada Lagu Doortay Kismaayo

28" December 2021" Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) bilaabista doorashada Golaha Shacabka ee maanta ka bilaabatay magaalada Kismaayo isaga oo ku adkeeyay Guddiyada Doorashooyinka in doorashadu ay noqoto mid daahfuran oo waafaqsan habraacyada doorashooyinka Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale u hambalyeeyay xildhibaannada maanta la doortay oo uu u rajeeyay in Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda loo igmaday.
Midowga Musharrixiinta oo Farmaajo Ugu Baaqey In Uu Villada Banneeyo
WARARKA

Midowga Musharrixiinta oo Farmaajo Ugu Baaqey In Uu Villada Banneeyo

28" Dec"2021 Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay kaag hadlayaan arrimaha siyaasadda dalka gaar ahaan xaaladaha hadda uu marunku ka taagan yahay. War-saxaafadeedka ayaa Maadxweyne farmaajo looga dalbaday in uu Villada banneeyo, sidoo kalena waxaa ay cambaareeyeen isku daygii Afgambi ee shalay Ciidan ka amar qaata farmaajo ay kula wareegeen Xafiiska Rooble. Halkan Hoose Ka Aqriso
Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble said Farmajo had spent a lot of time, energy and resources trying to disrupt the country’s elections.
WARARKA

Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble said Farmajo had spent a lot of time, energy and resources trying to disrupt the country’s elections.

27" Dec" 2021"Dheeho Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble accused Farmajo, calling it a "coup attempt, to stay in power". Roble, who recently filmed, said President Farmajo had attacked the offices of the Prime Minister and the cabinet to obstruct their duties. Roble said the federal government he leads is fully responsible for leading and directing government institutions, and instructed all forces and commanders to report directly to the office of the prime minister. Roble said Somali forces cannot command President Farmajo, who he says is a candidate like any other candidate for the presidency. Disputes between the two leaders have escalated in the past 24 hours https://twitter.com/SomaliPM/status/1475511837475192838?t=JWa4gKXyA2nfYr0z5xsKJQ&s=19 So...
Galmudug iyo Hirshabeelle maxay uga ‘aammusaan’ marka ay siyaasaddu cakiranto?
WARARKA

Galmudug iyo Hirshabeelle maxay uga ‘aammusaan’ marka ay siyaasaddu cakiranto?

27" December "2021" BBC Xaalka siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa u muuqda mid cakiran, xilli uu kilhaaf cusubi soo kala dhexgalay Madaxweyne Farmaajo iyo Raysalwasaare Rooble, kaas oo gaadhsiisan in dhinac dhinaca kale ku eedeeyo dastuur jabin. Madaxweynaha ayaaa sheegay in uu shaqada ka joojiyey raysalwasaaraha, halka raysalwasaaruhuna sheegayin 'madaxweynihii hore' isku deyayo in uu dalka carqaladeeyo. Tan iyo markii khilaafkaasi soo baxay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ayaa muujinayey halka ay arrinta ka taagan yihiin, hadday tahay siyaasiyiin, madaxdii hore, xildhibaanno iyo dabcan qaar ka mid maamul goboleeddada. Maamullada Jubaland iyo Puntland kal horeba waa ay caddeeyeen mawqifkooda iyaga oo sheegay in ay u hoggaan san yihiin shirka wadatashi ee uu ku baaqay Raysalwasaa...
Cavani ayaa Manchester United u jiiday barbaro In ay ka hesho Newcastle ooy gurooda ku booqatay  + Premier League: oo shaaciyay 103 kiis oo cusub oo Covid ah.
SPORTS

Cavani ayaa Manchester United u jiiday barbaro In ay ka hesho Newcastle ooy gurooda ku booqatay + Premier League: oo shaaciyay 103 kiis oo cusub oo Covid ah.

27" Dec" 2021" BBC- Newcastle 1-1 Man Utd Edinson Cavani ayaa ka soo kacay kursiga kaydka si uu u dhaliyo goolka barbaraha ee Manchester United wuxuuna meesha ka saaray rajadii Newcastle ee ahayd guushii labaad ee aan qiimaha lahayn ee xili ciyaareedkan Premier League. Ciyaaryahanka reer Uruguay ayaa la soo bandhigay ka dib qalad uu galay, mararka qaarna si xun u liitay qeybtii hore ee ciyaarta, xilli ay isku dayeen inay qeyb ahaan hadiyad u siiyaan Allan Saint-Maximin. Cavani ayaa isla markiiba halis weyn ku daray weerar badheedh ah, isagoo dhinac ka taagay hal tacab oo ballaadh ah ka hor inta uusan shabaqa soo taaban marki saddexaad oo uu kubad birta ah ka toogtay diilinta ganaaxa dhexdeeda. Waxa ay arxan darro ku ahayd Newcastle, kuwaas oo si go'aan ah u difaacay ...