Year: 2021

Inka badan 300 oo Arday Ayaa maanta ka Qalin jabisay dhowr kuliyadood oo Jaamacadda Jamhuuriya.
WORLD

Inka badan 300 oo Arday Ayaa maanta ka Qalin jabisay dhowr kuliyadood oo Jaamacadda Jamhuuriya.

12" January "2021" MUQDISHO" Waxaa maanta hoolka Sahal ee magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad ku qalin jabinayeen arday dhameesatay waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda kuwaasi oo dhameesteen kuliyadaha kale duwan ee jaamacadda waana 330-arday oo muddo jaamacada dhiganayeen ayay maanta soo gaba gabeeyeen. Kuliyadaha ay ka qalin jabiyeen ayaa waxaa ay kale ahaayeen;FACULTY OF COMPUTER & IT,FACULTY OF ENGINEERING,FACULTY OF ,CONOMICS & MANAGEMENT,FACULTY OF MEDICINE & HEALTH SCIENCE. Dufcadana oo ah dufcadii 5aad ee jaamacadda ka aflaxda ayaa waxaa kasoo qayb galay madax ka tirsan wasaarada waxbarashada iyo hogaanka sare ee jaamacadda kuwaasi oo ardayda dardaaran wanaagsan siiyeen in ay horay usii wadaan waxbarahadooda Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashad...
Hoos U Dhigista Faafitaanka  Corona Virus Ayaa Qasb Ka Dhigay  Helitaanka Aalada Camera Covid
WORLD

Hoos U Dhigista Faafitaanka Corona Virus Ayaa Qasb Ka Dhigay Helitaanka Aalada Camera Covid

12" January " 2021" https://www.latimes.com/ hoos u dhigista faafida corona virus ayaa qasbay helitaanka Aalada Camera Covid dalabkii safarka cirka ilaa boqolkiiba 95% ayuu dhacay ayaa lagu yiri " warbixin laga aruuriyay garoonada diyaaradaha dalal caalamka ka mid ah " Garoomada diyaaradaha oo ay ku qalabaysan yihiin aaladaha jirka lagu baaro, qalabka baarista birta iyo tikniyoolajiyadda aqoonsiga wejiga si loo garto argaggixisada suurtagalka ah ayaa bilaabaya inay meel u baneeyaan aaladaha lagu bartilmaameedsado halista ugu dambeysa adduunka: socdaalayaasha uu ku dhacay cudurka cusub ee coronavirus Howlwadeenada garoomada ayaad waxay rajeynayaan in tikniyoolajiyadaha cusub ee baaritaanka ay siin doonaan rakaabka kalsooni cusub oo mar kale dib ugu duulaan dhinaca cirka Mada...
Midowga Musharaxiinta oo beesha Caalamka u gudbiyay talobixin ku saabsan qabashada doorashada
WORLD

Midowga Musharaxiinta oo beesha Caalamka u gudbiyay talobixin ku saabsan qabashada doorashada

12" January 2021 " MUQDISHO Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa u direy qoraal digniin iyo talobixin ah beesha caalamka taasoo ku saabsan sidii loo qaban lahaa doorasho heshiis lagu yahay oo ka dhacda dalka Soomaaliya. Qoraalkan ayaa lagu xusay in loo baahan yahay guddi doorasho oo dhammaan dhinacyada ay quseyso ay ku qanacsan yihiin iyadoo lagu sheegay qoraalka in goluhu uu diyaariyay xubnaha guddiga farsamo ee laga saarayo guddiga. Sidoo kale qoraalka ayaa lagu baaqay in ay kulmaan guddoomiyaha golaha sare iyo oday dhaqameedyada ka soo jeeda Somaliland ayna soo xulaan guddiga farsamada ee doorashada xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland,laguna qabto doorashada labada gole ee xildhibaanada Somaliland Xalane iyadoo ammaankana ay sugayaan ciidamada AMISOM. Ugu dambeyntii...
Facebook Shuts Down Accounts Linked to Ugandan Information Ministry
WARARKA

Facebook Shuts Down Accounts Linked to Ugandan Information Ministry

12" January 2021 https://www.voanews.com/africa/facebook-shuts-down-accounts-linked-ugandan-information-ministry KAMPALA - Facebook has shut down several accounts of a network in Uganda linked to the country’s Ministry of Information. The social media company accused the network of using fake accounts to promote the ruling party and the president. The Facebook accounts shut down were allegedly linked to the “Citizens Interaction Center” at the Ministry of Information and Communications Technology. In a statement, Facebook accuses the account holders of using fake and duplicate accounts to manage pages, comment on other people’s content, impersonate users and re-share posts in groups to make them appear more popular than they were. Duncan Abigaba, the deputy head of the cente...
Shirkadda Facebook Ayaa Xirtay Akoonno Xiriir La Leh Wasaaradda Warfaafinta Uganda
WORLD

Shirkadda Facebook Ayaa Xirtay Akoonno Xiriir La Leh Wasaaradda Warfaafinta Uganda

KAMPALA -12" January " 2021" https://www.voanews.com/africa/facebook-shuts-down-accounts-linked-ugandan-information-ministry Iyada oo boorarka Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo u tartamaya markiisii ​​6aad madaxweynenimo lagu arkayo waddooyinka magaalada Kampala, ololaha doorashada aawgeed ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in shirkada Facebook ay xirtay dhowr akoon oo ka mid ah shabakad Facebook oo ku taal dalka Uganda oo xiriir la leh Wasaaradda Warfaafinta ee dalkaasi. Shirkadda Facebook ayaa baraha bulshada shabakaddaas ku eedeysay inay isticmaaleen akoonno been abuur ah oo lagu xayeysiinayo xisbiga talada haya iyo madaxweynaha. Akoonnada Facebook ee la xiray ayaa la sheegay inay ku xirnaayeen “Xarunta Isdhexgalka Muwaadiniinta” ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Isg...
Inta ‘Covid-19 uu Wareegayo Hareeraha Garoomada” Wax Macna Ah Ma Yeelanayso  Kubada Cagta  Man Utd Dalabkeeda Cinwaanka Ayaa Sidaas Caddaynaya
WORLD

Inta ‘Covid-19 uu Wareegayo Hareeraha Garoomada” Wax Macna Ah Ma Yeelanayso Kubada Cagta Man Utd Dalabkeeda Cinwaanka Ayaa Sidaas Caddaynaya

11" January "2021 Goal.com In kasta oo ay xeelad ahaan ka fog yihiin kooxaha ay xafiiltamaan, haddana Solskjaer ayaa ah dhammaystirka soo koobidda sida ay ciyaartu isu beddeshay 2020-21 Iyadoo taageerayaashu u diyaar garoobayaan soo celinta ficilkii Premier League iyadoo ay jirto xirxirnaan qaran oo cusub oo England ah, laga yaabee inay tahay waqtigii la qiri lahaa waxoogaa raaxo leh ololahan gaarka ah. Waxay umuuqataa inay sii kordheyso in taageerayaashu aysan ku laaban doonin garoomada ka hor inta uusan daahku soo degin xilli ciyaareedka bisha Maajo, laakiin arrimuhu waxay gebi ahaanba dib ugu laaban doonaan sidii caadiga ahayd waqtigii loogu talagalay bilawga 2021-22 - oo lagu wado inuu ka bilowdo waqtiga caadiga ah ee Ogosto iyo, suurtagal ahaan, oo leh dad ku dhow Taasi ...
EU-da oo Cusbooneysiiyey Hawlgalka Ciidamadooda jooga Soomaaliya
WARARKA

EU-da oo Cusbooneysiiyey Hawlgalka Ciidamadooda jooga Soomaaliya

11" January " 2021 Xili dowlada Maraykanka ay bilowday in ciidamadeeda ay kala baxdo dalka Soomaaliya ayey dhinaca kale dalalka Midowga Yurub dib u cusbooneysiiyeen hawlgalada ciidamadooda ku sugan dhulka iyo badda Soomaaliya. Hawlgalada ciidamada EU-da ee ku sugan Soomaaliya ayaa u badan tababarada ay siiyaan ciidamada kala duwan ee dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Hawlgalka illaalinta badda Soomaaliya iyo kahortagida kooxaha burcadbadeeda; hawlgalkaasi oo loo yaqaan Atalanta. Ciidamada EU-da hawlgaladooda ayaa la sheegay inay sii socon doonaan illaa 31ka bisha December 2022. Go’aankan ayaa la sheegay inuu la xariiro xoojinta hawlgalada amaanka ee Soomaaliya & Barriga Afrika iyo kaalinta ciidamada EU-da ku leeyihiin gobalka. Midowga Yurub ayaa go’aankoodan sido...
Shir Xasaasi Ah oo U Socda Midowga Musharixiinta
WORLD

Shir Xasaasi Ah oo U Socda Midowga Musharixiinta

11" January "2021" MUQDISHO" Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho Waxaa hadda ka bilaawday shir deg deg ah oo ay iskugu yimaaden golaha Midowga Musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya, waxaana shirka ka qayb galay inta badan Musharixiinta Mucaaradka ah. Shirka oo goordhaweyd billawday ayaa waxaa looga arrinsanayaa arrimo dhowr ah oo quseeya xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo iyo marxaladda kala guurka ah, waxaana si gaar ah looga hadlayaa caqabadaha hortaaggan in ay dalka ka dhacdo doorasho heshiis lagu yahay loona wada siman yahay. Sidoo kale waxaa shirka dibad joog ah warbaahinta sida wararka qaar sheegayaan, loomaan oggola warbaahinta madaxa bannaan ay goobjoog ka noqdaan, iyadoo shirku uu yahay mid xasaasi ah kaasi oo musharixiinta kaga hadlayaan arrimaha doorashooyinka,...
Thaabit Cabdi ” Arin LA Soo Dhaweeyn Karo Ma,Ahan  Farmaajo  In Mar Kale Ummada uu Waqti  Ka Lumiyo
WORLD

Thaabit Cabdi ” Arin LA Soo Dhaweeyn Karo Ma,Ahan Farmaajo In Mar Kale Ummada uu Waqti Ka Lumiyo

11"January " 2021" Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxmed ayaa war kasoo saaray maraxladda kala guurka ah ee dalku marayo iyo jahawareeka siyaasadeed ee jira, waxaaan eedeyn xooggan usoo jeediyay Dwoladda hadda talada haysa. Duqii hore ee Muqdisho ayaa sheegay in dowladda uu Maadxweynaha ka yahay Farmaajo uu waqtigii ka lumay, waxaana uu tilmaaamay in Himiladii  aheyd in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah ay meesha ka baxday, waxaana uu sheegay in taas ay dowladdu mas’uul ka tahay maaddama waqtigii uu ka lumay iyadoon aan qaban waxyabihii uu farmaajo ballan qaaday markii uu qabanayay talada dalka. “Haddii ay dhab tahay in ummadda waqti kale laga lumin, waa in wixii waqtiga qasaariyay markii horeba la saxaa, haddii kale wili waxaad taagan tahay wado...
Muuse Biixi oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday  DFS Iyo Midowga Musharaxiinta
WORLD

Muuse Biixi oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday DFS Iyo Midowga Musharaxiinta

11" January " 2021" HARGEYSA" Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Musharaxiinta Madaxweynaha inay faraha kala baxaan arrimaha masiiriga ah ee Somaliland, isaga oo farriimana u diray siyaasiyiinta Somaliland kasoo jeeda ee ku sugan Muqdisho. Madaxweyne Muuse Biixi oo khudbad jeedinayay ayaa waxaa uu gaf ku tilmaamay in Madaxda dowladda iyo kuwa Mucaaradka isku raacsan yihiin in dad dhex jooga Muqdisho ka dhigaan Xildhibaano metelaya Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Midowga Musharaxiinta jooga Muqdisho iyo  Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada mid baan u dirayaa, haddii aynnu soomaali nahay, derisna nahay, dadna aynu isugu xigno danteennaa is diiday oo laba dhinac kala noqonay col ma nihine, mid baan meesha qabanin, ma...