Year: 2021

The Lancet editor: UK ‘steadfastly refused to follow the science’
WARARKA

The Lancet editor: UK ‘steadfastly refused to follow the science’

11" January " 2021" SOURCE : AL JAZEERA As the UK struggles to contain the coronavirus crisis, Richard Horton says the government should have implemented strict lockdowns as soon as infections rose. England was plunged into its third national lockdown due to the coronavirus pandemic a week ago, with the whole of the UK now under strict social distancing controls as it struggles to contain a variant of COVID-19 that spreads faster.The United Kingdom registered 59,940 confirmed cases and 563 deaths on Sunday, bringing the overall toll to more than 81,000. London mayor Sadiq Khan has declared a “major incident” in London, the epicentre of the UK’s outbreak, with hospitals in the capital struggling to cope with patient numbers. Richard Horton, editor-in-chief of The Lancet, one of the...
Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Musharaxiinta Iyo Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada?
WORLD

Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Musharaxiinta Iyo Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada?

11" January " 2021" MUQDISHO Kulan saacado badan qaatay ayaa xalay waxaa uu Hotelka Decale ee ku yaalla garoonka diyaaradaha waxaa uu ku dhex maray Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed iyo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Kulankan ayaa looga hadlayay arrimaha doorashooyinka iyo is mari waaga ka taagan, iyadoo si adag looga dooday go’aankii Xukuumadda ee ay qeybta ka ahaa saddexdan dowlad Goboleed ee ku saabsanaa in la guda galayo doorashada. Ilo wareedyo ku dhow dhow kulanka ayaa sheegaya in Musharaxiinta ay su’aallo weydiiyeen Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada saddexda ah, waxaana ay u caddeeyeen in aanay suura gal noqon karin in dalka doorasho ka dhacdo iyadoo ay maqan yihiin dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, sidaas dar...
Dybala iyo McKennie Ayaa Lagu Qasbay In Ay Garoonka Ka Baxaan Kulankii Juventus Iyo Sassuolo oo Ku Soo Dhamaaday 3- 1 ooy Juventus Ku Adkaatay
WORLD

Dybala iyo McKennie Ayaa Lagu Qasbay In Ay Garoonka Ka Baxaan Kulankii Juventus Iyo Sassuolo oo Ku Soo Dhamaaday 3- 1 ooy Juventus Ku Adkaatay

11" January "2021 Goal.com Weeraryahanka hibada leh iyo da 'yarta qadka dhexe ayaa labaduba ku dhacay caqabado ka hor inta aan la kala nasan, taasoo ku qasbeysa Andrea Pirlo labo is bedelo oo dhicis ah. Xiddigaha Juventus Paulo Dybala iyo Winston McKennie ayaa labadoodaba lagu qasbay inay garoonka ka baxaan qeybtii hore ee kulankii Serie A ee ay la ciyaareen Sassuolo axadii, iyagoo cabsi ka qaba dhaawaca soo gaara labadooda. XAYEEYSIIN" Weeraryahanka hibada leh iyo ciyaaryahanka khadka dhexe ee da 'yarta ah ayaa labaduba ku dhacay caqabado ka hor nasashada garoonka Allianz, taasoo ku qasbeysa Andrea Pirlo labo is bedelo xilli hore ah. 27-jirka reer Argentina ee Dybala ayaa si muran la’aan ah ugu dhibtooday inuu la mid noqdo wixii uu ka qabtay xilligii Maurizio Sarri xill...
Musharixiinta Iyo Maamul Goboleedyada Shaaciyay Qabashada Doorasho Lagu Muransan Yahay  oo Muqdisho Shir Uga Socdo
WORLD

Musharixiinta Iyo Maamul Goboleedyada Shaaciyay Qabashada Doorasho Lagu Muransan Yahay oo Muqdisho Shir Uga Socdo

10" January " 2021" MUQDISHO" Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ee ayaa shir caawa kula leh, Hotelka Decale Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha. Kulankan ayay labada dhinac uga hadleen is mari waaga ka taagan doorashada iyo go’aankii Xukuumadda ee ahaa in doorashada la guda galayo, waxaana War saxaafadeed ay soo saareen Musharaxiinta ku cambaareeyeen go’aanka Xukuumadda ee ahaa qabashada doorasho ay ka maqan yihiin dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Kulankan ayaa yimid kadib markii maanta kulan waqti badan qaatay ay ku yeesheen Madaxtooyada Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada ee Muqdisho ku sugan. Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka digey in doorasho aan loo dhamayn laga qabto dalka isagoo ...
Astaamo uu Ka Tagay COVID -19 Ayaa Lix Bilood Kadib Ka Sii Muuqda Bukaanada Ka Caafimaaday” Sida Lagu Shaaciyay Daraasad cusub
WORLD

Astaamo uu Ka Tagay COVID -19 Ayaa Lix Bilood Kadib Ka Sii Muuqda Bukaanada Ka Caafimaaday” Sida Lagu Shaaciyay Daraasad cusub

10" January " 2021" XIGASHO: AL JAZEERA IYO WAKAALADAHA WARKA Daraasad cusub ayaa lagu ogaaday daal ama murqaha oo daciifa in ay ugu caansan tahay raadka uu kaga tagay ,Coronavirus dadkii uu ku dhacay ee ka bogsaday waxaana sidoo kale soo raaca dhibaatooyinka hurdada LA,aaneed . In ka badan seddex meelood meel dadka isbitaalada la seexday COVID-19 ayaa wali la il daran ugu yaraan hal astaamo lix bilood ka dib, sida lagu sheegay daraasad cusub. Cilmi baarista oo sabtidii lagu daabacay joornaalka caafimaadka ee Lancet ayaa waxaa ka qeyb qaatay boqolaal bukaan ah oo ku nool magaalada uu cudurka ka soo foocay markiisii hore ee Wuhan, cariga dalka China'. Waxay ogaatay in daalka ama daciifnimada muruqyada ay yihiin astaamaha ugu caansan, halka dadku sidoo kale soo sheegeen dhibaat...
WORLD
10 January "2021 Mudug Dagaal u dhexeeyay deegaanka Bacadweyne ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug iyo dagalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa Maanta ka dhacay deegaankaas, waxaana laga helayaa faah faahino. Dagaalka ayaa bilowday ka gadaal markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen dadka deegaanka Bacadweyne, wallow markii dambe dagaalka oo muddo kooban socday uu istaagay. Guddoomiyaha deegaanka Bacadweyne ee Gobolka Mudug Axmed Daahir oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalkii dhexmaray dadka deegaanka iyo Al-shabaab. Guddoomiye Axmed ayaa sheegay in wax khasaaro ah uusan geysan dagaalkii dhacay, isla markaana dadka deegaanka ay iska caabiyeen ragii weerarka kusoo qaaday, waa sida uu hadalka u dhigay. Dagaalo u dhexeeyay dadk...
Farmaajo oo qado u sameeyay sadax maamul goboleed iyo raysilwasare rooble
WORLD

Farmaajo oo qado u sameeyay sadax maamul goboleed iyo raysilwasare rooble

10" January " 2021 MUQDISHO Kulan u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo,Ra’isul Wasaare Roble iyo madaxda dowlad goboleedyada oo ka socda Madaxtooyada Shirkan oo qado ahaa oo Madaxweynuhu ku martiqaaday Madaxda ayaa looga hadlayaa xaaladihii ka soo kordhay is mari waagii ka taagnaa doorashada oo shalay Xukuumadda ku dhawaaqday in la guda galayo hirgelinta doorashada si aan waqti kale u sii lumin, kaddib markii Madaxweyne Qoorqoor uu caddeeyay inuu fashilmay dadaaladii uu waday, isagoo eedda dusha ka saaray Puntland iyo Jubbaland. Shirkan u socda Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa ku soo aaday, iyadoo caawa ay balansan yihiin Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweynayaasha saddexda Dowlad Goboleed. Midowga Musharaxiinta Madaxweynayaasha ayaa ku ga...
DAAWO ” Xasan Sheekh oo Ka Digay In La Guda Galo Doorasho Ay  Ka Maqan yihiin Maamulada Puntland & Jubbaland
WARARKA, WORLD

DAAWO ” Xasan Sheekh oo Ka Digay In La Guda Galo Doorasho Ay Ka Maqan yihiin Maamulada Puntland & Jubbaland

10" January " 2021 "Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan shiiq maxamuud ayaa ka digay in LA bilaabo doorasho aan loo dhameeyn isaga oo yiri" Midnimada dalka ayuu khatar gelinayaa go'aanka halka dhinac ee maanta dowladda ku go'aamisay in doorasho ay aadaan qeyb ka mid ah dalka, Daawo faah faahin Intaas Ka Badan https://dheeho.com/xasan_sheekh_mw_farmaajo_sidii_ruuxaanta_oo_kale_inuu_dadka_kasoo_dhex_hadlo_xal_uma_noqoneyso360p/
Musharax Daahir Geelle oo Rooble Ugu Tagay In uusan Ku DagDagin Doorasho Aan Laysla Ogoleeyn
WORLD

Musharax Daahir Geelle oo Rooble Ugu Tagay In uusan Ku DagDagin Doorasho Aan Laysla Ogoleeyn

9" January " 2021 "MUQDISHO" Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Xisbiga Dan Qaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle. Kulanka u dhexeeyay Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Musharax Daahir Geelle ayaa waxaa looga hadlay qabsoomidda doorasho daahfuran oo si nabdoon ku dhacda, xallinta tabashooyinka ka jira arrimaha doorashada oo ay isku hayaan Madaxda dowladda iyo Musharaxiinta. Sidoo kale kulanka ayaa intii uu socday waxaa lagu soo hadal qaaday in dhammaan dhinacyada siyaasadda oo dhan xil iska saaraan xasilloonida dalka, kana fogaadaan hadal ama ficil kasta oo dib u dhac u keeni kara dalka iyo shacabka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa mar kale xaqiijiya...
Mesut Ozil  Cayaaryahan Laga Tabay Maqnaashihiisa Emirate Stadium
WORLD

Mesut Ozil Cayaaryahan Laga Tabay Maqnaashihiisa Emirate Stadium

9" January " 2021 Slay Sports Daaficii hore ee Arsenal ayaan badali doonin fikirkiisa ku aadan ku guuleystaha Koobka Adduunka kaasoo ku guuldareystay inuu ka soo baxo rajadii laga qabay waqooyiga London Mesut Ozil wuxuu ahaan lahaa “ciyaariyahankii ugu fiicnaa ee abid u ciyaara Arsenal” hadii uu go, aan ka qaadan lahaa Kieran Tierney, ayuu yiri Martin Keown, laakiin shaqsiyaadka kala qeybinaya garoonka Emirates ayaa loo arkaa inay ahaayeen kuwa "shirqool" sameynayay taageerayaashiisa intii uu joogay England. . Waxaa jiray ififaaleyaal dhalaalaya oo ka imanaya xiddigii ku guuleystay Koobka Adduunka intii uu ku sugnaa waqooyiga London, iyadoo aan marnaba shaki laga qabin awoodiisa. Iswaafaqla'aanta ayaa si kastaba ha noqotee, waxay muujisay inay dhibaato tahay, iyadoo Arsene...