Warbixin” Ka Hadleeysa Sababihii Fashiliyay Heshiiskii Saxiixa Xaraashka Shidaalka Soomaaliya
8" January " 2021 Jowhar.com
Maalintii Isniinta ee taariikhda aheyd 4 bisha Janaayo ee sanadkan 2021, waxaa la xiray waddooyinka u dhaxeeya garoonka Aadan Cadde iyo Madaxtooyada, xilligaas waxaa soo degay madaxda ugu sarraysa Shirikadaha Liberty iyo Coastline Exploration.
Shirkadda Liberty waa shirkad yar oo Mareykan ah kana diiwan gashan gobolka Arizona, halka Coastline horay loo oran jiray Soma Oil And Gas, waxaana haatan xafiis ku leedahay Gobolka Texas.
ADVERTISEMENTS "
Soma Oil waxaa Afrika wakiil uga ahaan jiray Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, haatanse waxaa wakiil u ah C/llaahi Shiikheey oo saaxib dhow la Wasiirka Batroolka Eng. Cabdirashiid Shiikhaaloow, sidoo kalena xiriir dhow la leh Taliyaha NISA iyo Madaxweyne Farmaajo
Markii Xasan C...