Year: 2021

Masaajid Ay “Dhiseen Asxaabtii Nabi Muxamed N.N Korkiisa Ha, Ahaatee”Ayaa Lagu Bur,buriyay Dagaalkii Gobolka Tigray  !!
WORLD

Masaajid Ay “Dhiseen Asxaabtii Nabi Muxamed N.N Korkiisa Ha, Ahaatee”Ayaa Lagu Bur,buriyay Dagaalkii Gobolka Tigray !!

5" January " 2021" Bbcsomali" Dadka deegaanka waxay aaminsan yihiin in masjidkan oo lagu magacaabo al-Nejashi Mosque uu yahay kan ugu da'da weyn Afrika Dowladda Itoobiya ayaa ballan qadaday in ay dib u dhiseyso masjid qarniyo jiray oo lagu waxyeelleeyay dagaalkii gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas ku dhex maray milatariga federaalka iyo xoogagga TPLF. Xayeeysiin" Masjidkan oo lagu magacaabo al-Nejashi ayaa lagu soo warramay in madaafiic lagu garaacay, la bililiqeystay islamarkaana laga waxyeelleeyay qabuuro taariikhi ah oo ay ku aasan yihiin qaar ka mid ah asxaabtii nabi Muxammad NNKH. Dowladda uu hoggaamiyo Dr Abiy Axmed ayaa sheegtay in sidoo kale la dayac tiri doono kaniisad masaajidkaas u dhow oo iyaduna ku burburtay dagaalkii socday. Dadka deegaanka ayaa aaminsa...
MBS says ‘solidarity and stability’ deal signed: Live news
WARARKA

MBS says ‘solidarity and stability’ deal signed: Live news

5" January" 2021" SOURCE : AL JAZEERA AND NEWS AGENCIES Gulf leaders sign agreement to end their three-year diplomatic rift with Qatar at GCC summit in Saudi Arabia. Gulf leaders signed a “solidarity and stability” agreement in Saudi Arabia as they met for the Gulf Cooperation Council annual summit on Tuesday. Saudi Arabia on Monday announced the reopening of land borders with Qatar after a three and a half-year spat that saw the kingdom, Egypt, the United Arab Emirates (UAE) and Bahrain cut diplomatic and trade ties and impose a land, sea and air blockade on the Gulf state. Saudi Arabia’s Crown Prince Mohammed bin Salman said that there was a desperate need for a unified Gulf region, after the signing of the “solidarity and stability” deal. “These efforts helped u...
Lafta,Gareen Ayaa La Filayaa In uu qabto  Doorasho Laysku Qilaafsan Yahay oo  Aqalka Sare, Ah
WORLD

Lafta,Gareen Ayaa La Filayaa In uu qabto Doorasho Laysku Qilaafsan Yahay oo Aqalka Sare, Ah

5" January "2021 Maamulka Koofur Galbeed ayaa la filayaa inuu noqdo maamulkii u horreeyay ee qabta doorashada Aqalka Sare, iyadoo la isku khilaafsan yahay hirgelinta heshiiskii doorashada 17 September. Illaa 12 xubnood oo ka mid ah guddiga doorashada ee lagu muransan yahay ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, guddigan ayaa la dejiyay Xarunta Madaxtooyada Koofur Galbeed. Maamulka Koofur Galbeed ayaa la filayaa inuu noqdo maamulkii u horreeyay ee qabta doorashada Aqalka Sare, iyadoo la isku khilaafsan yahay hirgelinta heshiiskii doorashada 17 September. Warar ayaa sheegaya Inuu jiro heshiis Madaxweynaha Koofur Galbeed lagula galay oo ah inuu bilaabo doorashada Aqalka Sare, waxaana heshiiskaas ka mid ahaa xilal loo magacaabay labo xubnood oo uu Madaxweyne Lafta Gareen soo gu...
Kulan Looga Hadlaayay Amniga Magaalada Dhuusamareeb oo La Qabtay
WORLD

Kulan Looga Hadlaayay Amniga Magaalada Dhuusamareeb oo La Qabtay

5" January " 2021 Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa Maanta waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay amniga guud ee deegaanada Maamulka, waxaana shir guddoomiyay Wasiirka Cadaaladda Galmudug ahna kusimaha Madaxweynaha. Kulanka ayaa waxaa intiisa diirada lagu saaray sugida amniga Caasimadda Maamulka iyo  howlgalo lagu xaqiijinayo amniga oo ka socda, isla markaana waxaa ka qeyb galay Saraakiisha Booliiska iyo Nabadsugida. Wasiirka Cadaaladda Galmudug Cabdi Maxamuud Fiidow Cabdi-Baliile ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa Warbixino la xiriira howlgalada socda ka dhageystay Saraakiisha laamaha amniga iyo xubno ka tirsan Wasaaradda Amniga. Wasiir Cabdi Maxamuud ayaa laamaha ammaanka ku boggaadiyay shaqooyinga ay wadaan iyo baaritaanada ka socda xaafadaha kala...
Amiirka Dalka Qatar oo   Lagu Soo Dhaweyn Sacuudiga
WORLD

Amiirka Dalka Qatar oo Lagu Soo Dhaweyn Sacuudiga

5" January "2021" Amiirka Qatar Sheekh Tamim Bin Hamad Al-Thani iyo wafdi ballaaran uu hoggaamiyay ayaa Maanta ka degay Garoonka diyaaradaha Magaalada Callaa ee dalka Sacuudi Carabiya, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka ayaa waxaa Amiirka Qatar Sheekh Tamim uga hortegay oo kusoo dhaweeyay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Boqortooyada dalkaas, waxaana intaas kadib loo galbiyay Madaxtooyada. Socdaalkan ayaa yimid, kadib markii Wasiirka Arimaha Dibada ee dowladda Kuweyt uu ku dhawaaqay  in Sacuudi Carabiya ay dib u furtay xuduudka Cirka, Dhulka iyo Badda ay wadaagto Qatar oo in muddo ah khilaaf uu kala dhexeeyay . Hoggaamiyeyaasha Wadamada Khaliijka ayaa Maanta oo tallaado waxaa lagu filayaa in Magaalada Riyadh ...
Goalkii Danny Ings ayaa Kaga Filnaaday Southampton In Ay  Liverpool Ka Horjoogsato Guul
WORLD

Goalkii Danny Ings ayaa Kaga Filnaaday Southampton In Ay Liverpool Ka Horjoogsato Guul

5" January " 2021" Goal.com Southampton Ayaa Hal Goal Kaga Badisay Liverpool oo Haysata Horyaalka Premier League" Liverpool orodkeedii jahwareerka ahaa ayaa sii waday markii ay u siibatay guuldaradii 1-0 ee Premier League ee ka soo gaartay Southampton, taasoo dhiiro gelin dheeraad ah u dhiibtay Manchester United iyo baacsiga.koobka Premier League" Markii ay barbaro galeen labadii kulan ee ugu dambeysay ee 2020 ee West Brom iyo Newcastle United, Liverpool waxaa hoos u dhigay gool uu xilli hore u dhaliyay weeraryahankoodii hore Danny Ings ciyaar ka dhacday St Mary. Waxay weli hogaaminayaan, ka sareysa United farqiga goolasha iyagoo ciyaaray kulan ka sii horreeya isku dhaca labada koox ee hore ku xafiiltami doona Anfield bisha Janaayo 17. Goolkii ugu horeeyay ee Ings ee waa...
Sacuudi Carabiya Waxay Ogolaatay In Ay Joojiso  Go’doomintii Qatar, Ee Dhinaca Hawada  iyo xadka Dhulka
WORLD

Sacuudi Carabiya Waxay Ogolaatay In Ay Joojiso Go’doomintii Qatar, Ee Dhinaca Hawada iyo xadka Dhulka

4" January "2021" XIGASHO: AL JAZEERA Sacuudi Carabiya waxay dib u furi doontaa hawadeeda iyo soohdinta dhulka iyo badda ee Qadar laga bilaabo Isniinta, Wasiirka arrimaha dibadda ee Kuweyt " ayaa sidaas yiri nyiri, Tallaabadan ay ku dhawaaqday Kuweyt, waxay dhabaha u xaari kartaa xallinta khilaafaadka siyaasadeed ee u horseeday Riyadh iyo xulafadeeda in ay go,adoomiyaan Qatar. Inkastoo Qatar ayaa si isdaba joog ah u beenisay eedeymaha ka dhanka ahaa ee sacuudiga iyo xulufadiisu u soo jeediyeen Havana wxay Ku adkeeysatay in aysan jirin 'cudur daar sharci ah' oo ku saabsan xiriirka loo jaray Wasiirka Arimaha Dibada ee Kuweyt Ahmad Nasser Al-Sabah oo ka sheegay TV-ga dowladda maanta sheegay hadal ay soo dhaweeyeen dowladihii ka xumaa qilaafka dalalka qaliijka . Qatar Wa...
Saudi Arabia agrees to end blockade on Qatar, open airspace and land border
WARARKA

Saudi Arabia agrees to end blockade on Qatar, open airspace and land border

4" January " 2021"https://www.middleeasteye.net/news Kuwait's foreign minister announces preliminary agreement in a major step towards resolving the Gulf crisis Saudi Arabia has lifted its land and air blockade on Qatar in a major step towards ending a Gulf rift that started more than three years ago when Riyadh and its allies imposed a siege on Doha.  Kuwait's Foreign Minister Ahmad Nasser Al-Mohammed Al-Sabah announced the breakthrough on Monday ahead of a highly anticipated Gulf Cooperation Council (GCC) summit where a broader resolution to the crisis is expected to be reached. Al-Sabah did not elaborate on whether the preliminary agreement between Qatar and Saudi Arabia extends to the other blockading countries - the UAE, Bahrain and Egypt.  But he conveyed...
Khilaafka xadka: Maxay Ethiopia Iyo Sudan Isugu Dhaceen Al-Fashaga
WARARKA

Khilaafka xadka: Maxay Ethiopia Iyo Sudan Isugu Dhaceen Al-Fashaga

4" January " 2021 " BBC Somali Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed (M) iyo dhiggiisa Sudan Abdalla Hamdok - labada dal waxaa ka dhaxaysa taariikh cadowtooyo Isku dhacyada hubeysan ee ka dhaca xadka u dhaxeeya Sudan iyo Itoobiya waa kuwii ugu dambeeyay ee taariikhda cadowtinimada tobnaanka sano jirsatay ee u dhaxaysa labada dal, inkastoo ay dhif tahay in labada ciidan ay si toos ah isugu dhacaan iyagoo dhul isku heysta. Meeshii ugu dambeysay ee ay ku dagaallamaan waa deegaan lagu muransan yahay oo lagu magacaabo al-Fashaga, halkaas oo gobolka waqooyi-galbeed ee Amhara ee dalka Itoobiya uu kaga xirmo gobolka Gedaref ee Sudan. Inkastoo xadka labada dal uu yahay mid caan ah, balse xadka saxda ah weligiis laguma calaamadeyn dhulka. Heshiisyadii xilligii gumeysiga Xadduu...
UK oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Soomaaliya
WORLD

UK oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Soomaaliya

4" January 2021 Dowladda UK ayaa Safiir cusub usoo Magacowday Soomaaliya, waxaana safiirka la soo magagacaabay uu baddeli doonaa Safiirkii hore ee UK u fadhiyay Soomaaliya Ben Fender. Xafiiska arrimaha dibadda boqortooyada UK ayaa Kate Foster waxaa uu usoo magacaabay in ay noqoto safiirka UK ee dalka soomaaliya. Kate Foster ayaa xilka si rasmi ah ula wareegi doonta bisha Febraayo 2021, waxaa Kate oo heyasata abaalmarinta sare UK ee OBE waxay mudo ka soo shaqeyneysay qeybo kala duwan ee waaxda horumarinta caalamiga ah. Ben Fender safiirka UK ee Soomaaliya ayaa  ilaa  30 Janaayo 2019 waxaa uu ahaa ahaa safiirka UK ee  soomaaliya