Year: 2021

Cabdiraxman Cabdishakur oo ka jawaabay go’aan kasoo baxay dowladda
WORLD

Cabdiraxman Cabdishakur oo ka jawaabay go’aan kasoo baxay dowladda

4" January "2021" MUQDISHO Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay go’aan kasoo baxay Wasaarada Amniga dowlada federaalka Soomaaliya oo ay ku sheegtay in aanan garoonka diyaaradaha lala geli karin wax hub ah. Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir kana mid ah musharixiinta u taagan tartanka madaxtinimada Soomaaliya ayaa go’aanka Wasaarada Amniga ku tilmaamay caddaalad darro iyo culeys saar.isaga oo waraysi siiyay iddaacada V.O.A Siyaasiga cabdiraxmaan candi shakuur waxa uu yiri HALKAAN GUJI" SI,AAD U DHAGEEYSATID https://www.voasomali.com/a/5723434.html
Xasan Xundubeey oo Sheegay In LA Soo Xiray Ninkii Rasaasta U Adeegsaday Dadkii Banaabaxayay
WORLD

Xasan Xundubeey oo Sheegay In LA Soo Xiray Ninkii Rasaasta U Adeegsaday Dadkii Banaabaxayay

4 January "2021 Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jmcaale ayaa sheegay in la xirey nin ku hubeysnaa Bastoolad oo magaalada Muqdisho dhowaan ku rasaaseeyay dad dhigaayay banaanbax looga horjeeday Madaxweyne Farmaajo. Xasan Xundubey Jimcaale Wasiirka Amniga oo wareysi siiyay laanta afka soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in ninkaas hubeysnaa uu ka tirsan yahay Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska, isla markaana xiligii uu dadka rasaaseynayay inuu ahaa dharcad. Wasiirka Amniga Xukuumadda ayaa sheegay in ninka xabadaha ku ridey dhalinyaradii banaanbaxayay uu haatan ku jiro gacanta dowladda, isla markaana sharciga la horgeyn doono. “Horta ogow ninka hadda aad ka warrameysaan islamarkii waa lasoo xiray, waa nin la yaqaan booliska ayuu ka tir...
Al-Shabaab oo soo bandhigay muuqaalka raggii weeraray Saldhiggii Mareykanka ee Kenya
WORLD

Al-Shabaab oo soo bandhigay muuqaalka raggii weeraray Saldhiggii Mareykanka ee Kenya

4" January " 2021 Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaal cusub oo ku saabsan weerarkii ay ku qaadeen Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Manda Bay ee dalka Kenya. Muuqaalkan ayaa lagu soo beegay sanad kaddib weerarkaas, waxaana ka soo muuqanaya shan dagaalame oo weerarkaas fuliyay, iyadoo muuqaalka uu ka hadlayay Amiirka Al-Shabaab Axmed Cumar Abuu Cubeyda. Dagaalyahanada Al-Shabaab ee weerarkaas fuliyay ayaa saddex ka mid ah waxay u kala dhasheen dalalka Yemen, Itoobiya iyo Tanzania, halka labada kale ay ahaayeen Soomaali ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool. Magacyada ragga weerarka fuliyay:- Abubakar Al-Muhajir, wuxuu u dhashay dalka Tanzania, wuxuu islaamay sanadkii 1436, isagoo ku biray Alshabaab. Cali Maxamed Cali, waa Itoobiyaan kasoo jeeda Qabiilka Burj, wuxuuse ku dhash...
Lafta-Gareen oo  Farmaajo Ugu Tagay La Tashi
WORLD

Lafta-Gareen oo Farmaajo Ugu Tagay La Tashi

4" January " 2021" MUQDISHO" Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed farmaajo ayaa Caawa  kulan kula leh  Madaxtooyada Villa Somalia Maadxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta –gareen. Warar hoose oo aan helnay yaa sheegaya in kulanka Farmaajo iyo Lafta-gareen uu  yahay mid xasaasi ah oo ay kaga hadlayaan qodobbo dhowr ah oo ku saabsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, waxaana la sheegay in ay si gaar ah uga wada hadlayaan  arrimaha doorashooyinka dalka, oo dhawaan si toos ah u billaaban doona. Lafta-gareen ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana wararku sheegayaan in sababta uu u yimid ay  ahayd kulanka uu Caawa la leeyahy madaxweyne maxamed cabdullahi maxamed Farmaajo. Sidoo kale wararku waxa ay intaas ku darayaan in ...
Kooxda Al-shabaab Ayaa Weerar Ku Qaaday  Fadhiisin  Ciidanka Dowladda, Ay Ku Leeyihiin Degmada Afgooye .
WORLD

Kooxda Al-shabaab Ayaa Weerar Ku Qaaday Fadhiisin Ciidanka Dowladda, Ay Ku Leeyihiin Degmada Afgooye .

January "4" 2021" AFGOOYE Dagmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu soon warramaya in dagaal uu ka socdo u dhaxeeya maleeshiyada kooxda shabaab iyo ciidamada dowlada   Dagaalka ayaa biloowday markii dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ay soo weerareen Ciidanka Dowladda, fadhiisin ay ku leeyihiin degaanka mukayga oo ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose. Wararku waxay intaas ku darayaan in uu jiro khasaaro labada dhinac soo kala gaaray , Dad Goobjooyaal ah oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay Maqlayeen dhawaqa rasaasta, markii labada dhinac ay isku adeegsanayaan  hubka noocyadiisa kala duwan Wali ma cadda Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi, balse dadka degaanku waxaa ay sheegayaan in uu jiro khasaaro soo kala gaaray labada dhin...
Taliska Ciidamada Mareykanka Ee AFRICOM  Ayaa Sheegay   Duqeeyn In Ay Ku Dileen Dagaalamayaal Ka Tirsan Alshabaab
WORLD

Taliska Ciidamada Mareykanka Ee AFRICOM Ayaa Sheegay Duqeeyn In Ay Ku Dileen Dagaalamayaal Ka Tirsan Alshabaab

January "3" 2021" Taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay, in ayaga oo kaashanaya dowladda federaalka Soomaaliya, ay laba duqeyn ka fuliyeen Soomaaliya, kowdii Janaayo. Qoraal kasoo baxay taliska ayaa lagu sheegay in labada duqeynba lala beegsaday dhismooyin ay kooxda Al-Shabaab ku leedahay deegaanka Kuunyo Barrow" Taliska ayaa sheegay in qiimeyn la sameeyeey ay muujineyso in duqeymahan lagu dilay saddex ka tirsan Al-Shabaab, mid kalena lagu dhaawacay. AFRICOM waxay sidoo kale sheegeen in duqeymaha ay burburiyeen lix dhisme oo ay leeyihiin Al-Shabaab, mid kalena ay gaartay waxyeello. “Qiimeynta hurdhaca ah ee taliska waxay muujineysaa inaysan jirin cid shacab ah oo lagu dhaawacay ama lagu dilay howlgalkan,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay AFR...
Chelsea 1-3 Manchester City: De Bruyne oo Xiddig ka Ah Kooxda Guardiola Ayaa Guul U Soo  Hooyay Manchester City
WORLD

Chelsea 1-3 Manchester City: De Bruyne oo Xiddig ka Ah Kooxda Guardiola Ayaa Guul U Soo Hooyay Manchester City

January "3" 2021" Goal.com" Chelsea oo la kulantay guuldarrooyin badan lixdii kulan ee ugu danbeysay ee Premier League ayay Kevin De Bruyne ayaa dhaliyay hal goolna caawiyay mid kale iyadoo Manchester City ay u fududaatay guushii 3-1 ee ay ka gaareen Chelsea Axadii. Manchester City ayaa si layaableh uga adkaatay maqnaanshaha ciyaartoy muhiim ah oo kooxda koowaad ah sababtuna tahay coronavirus iyada oo u sahlaysa guushii 3-1 ahayd ee ay Chelsea kaga gaadhay Stamford Bridge. Kooxda Pep Guardiola ayaa dib loo dhigay kulankoodii Everton horaantii todobaadkan sababo la xiriira COVID-19 oo ka dillaacay kooxda, mid ka mid ah taasoo keentay inay ka maqnaadaan lix xubnood kulankoodii ugu horeeyay ee 2021. Laakiin City, oo kulankiisii ​​ugu horeysay u gacan gelisay goolhaye Zack ...
Lampard” Ayaa u arka Mid Su,aal Galin Karta Booskiisa Guuldaradii   3-1 Ee Pep Guardiola uu Gaarsiiyay Stamford Bridge.
WORLD

Lampard” Ayaa u arka Mid Su,aal Galin Karta Booskiisa Guuldaradii 3-1 Ee Pep Guardiola uu Gaarsiiyay Stamford Bridge.

January "3" 2021 Goal.com Bilowgii bishii Diseembar, Chelsea waxaa loo tixgeliyey inay u tartamayaan hanashada Premier League ka dib qaab ciyaareed fiican oo ay ku bilowdeen xilli ciyaareedka. Hal bil kadib, inkasta oo ay kaliya hal guul gaartay lixdii kulan ee ugu dambeeyay, Blues ayaa isku aragtay kaalinta 8-aad ee kala saraynta. Layaab malahan, cadaadiska wuxuu bilaabay inuu kusii kordho macalinka Frank Lampard, waana sida saxda ah ee lasiiyey natiijooyinkii dhawaa. City ayaa timid galbeedka London iyadoo aan laheyn lix ciyaaryahan sababo la xiriira baaritaanka wanaagsan ee loo yaqaan 'Covid-19', laakiin waxaad si dhib yar u ogaan laheyd inay ka baxsan yihiin, ka fekereen isla markaana ay si buuxda u muujiyeen martida loo ahaa. Chelsea ayaan difaac ka aheyn cadaadiska...
Wilfried Singo Ayaa Shabaqa Soo Taabtay Iyadoo Torino Ay Aamusisay Parma !!
WORLD

Wilfried Singo Ayaa Shabaqa Soo Taabtay Iyadoo Torino Ay Aamusisay Parma !!

January "3" 2021 " Ciyaaryahanka da'da yar ee khadka dhexe ayaa helay goolkiisii ​​labaad ee Serie A abid iyadoo Maroons ay guushii ay ka gaareen Fabio Liverani's Crusaders Wilfried Singo ayaa ka mid ahaa gooldhaliyeyaasha sida Torino ay 3-0 uga badisay Parma kulankii Axada ee horyaalka Talyaaniga. Goolkii ugu horreeyay ee Cote d’Ivoire ee dhalinyarada caalamiga ah wuxuu ku riixay Maroons guul weyn oo marti ah oo ay ka gaaraan kooxda martida loo ahaa ee Stadio Ennio Tardini. Markii ay socdeen todobo kulan oo aan wax guul ah laga gaarin Serie A (seddex barbaro iyo afar guuldarro), ragga Marco Giampaolo ayaa aaday Tardini iyagoo hamigooda ka dhigaya inay joojiyaan orodkooda liita. Waxay ku qaadatay kaliya sideed daqiiqo inay hogaanka qabtaan ka dib markii Singo uu dabamari...
Suarez” Ayaa Dhigay Rikoor Cusub oo Atletico Ah Isag,oo Guul Layaab Leh Ka Gaaray Alaves
WORLD

Suarez” Ayaa Dhigay Rikoor Cusub oo Atletico Ah Isag,oo Guul Layaab Leh Ka Gaaray Alaves

3" January " 2021 " Goal.com DEPORTIVO ALAVÉS V ATLÉTICO MADRID Xiddiga reer Uruguay ayaa dhaliyay goolashiisii ​​xilli ciyaareed ee xilli ciyaareedkaan sagaal gool, waxaana uu rikoodh ka jabiyay Radamel Falcao. Luis Suarez ayaa sii wada inuu kalgacal u muujiyo taageerayaashiisa cusub ee Atletico Madrid iyadoo guushii ugu danbeysay ee ay ka gaaraan Alaves ay u arkeen weeraryahanka inuu dhigay rikoor bilowgii ugu fiicnaa kooxda qarniga 21aad. Xiddiga reer Uruguay ayaa waqti ugu yeeray waayihiisa Barcelona xagaagan ka dib lix gool iyo xilli ciyaareed oo uu ka buuxay markii uu ku dhawaaqay inuu yahay mid dheeri ah shuruudaha looga baahan yahay tababaraha cusub ee Ronald Koeman. Atletico ayaa udhaqaaqday inay Suarez keento Wanda Metropolitano, wax waqti ahna iskagama lumin i...