Year: 2021

Doorashada Mareykanka: Loollan Dhanka sharciga ah oo La doonayay In uu Pence ku laalo natiijooyinka oo la diiday
WORLD

Doorashada Mareykanka: Loollan Dhanka sharciga ah oo La doonayay In uu Pence ku laalo natiijooyinka oo la diiday

3" January " 2021" BBC Somali Maxaa madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Biden u qorshaysan 2021? Anthony Zurcher weriyaha sare ee BBCda uga soo warrama Waqooyiga Ameerika ayaa warbixintan ku eegaya Waxaa guuldarraystay iskudaygii ugu dambeeyay ee ay wadeen xulafada Madaxweyne Donald Trump ee ay doonayeen in lagu laalo natiijada doorashadii Mareykanka ee la qabtay bishii Nofeembar. XAYEEYSIIN" Xaakim ku sugan gobolka Texas ayaa waxa uu diiday kiiskaasi uu maxkamadda horkeenay Louie Gohmert oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga, kaas oo doonayay in Madaxweyne ku xigeen Mike Pence uu joojiyo inuu meelmariyo natiijada kama dambaysta ah. Qareennada Mr Pence ayaa waxa ay Khamiistii codsadeen in kiiskaasi meesha laga saaro. Madaxweynaha la doortay, Joe Biden, ayaa lagu wadaa inuu x...
India approves Oxford-AstraZeneca and locally made COVID vaccines
WARARKA

India approves Oxford-AstraZeneca and locally made COVID vaccines

3" January "2021" SOURCE : NEWS AGENCIES Drug regulator authorises vaccines developed by Oxford University and UK-based AstraZeneca, and another by India’s Bharat Biotech. India has authorised the emergency use of two coronavirus vaccines developed by AstraZeneca and Oxford University, and by local pharmaceutical firm Bharat Biotech, according to the country’s drug regulator. At a news briefing on Sunday, Drugs Controller General Dr Venugopal G Somani said both vaccines would be administered in two doses. The… vaccines of Serum Institute [AstraZeneca-Oxford vaccine] and Bharat Biotech are being approved for restricted use in emergency situations,” Somani said, referring to the Indian firm that manufactured the former vaccine. Prime Minister Narendra Modi tweeted that the...
Midowga Musharaxiinta oo U Digay Madaxda Dowladda Iyo M/Goboleedyada
WORLD

Midowga Musharaxiinta oo U Digay Madaxda Dowladda Iyo M/Goboleedyada

3" January " 2021 Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal u diray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Labada Golle ee Baarlamaanka, Xeer Ilaaliyaha, Hanti-dhowrka iyo Madaxda dawlad Goboleedyada. Qoraal kasoo baxay Musharaxiinta ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada looga digay Qandaraas shati bixin shidaal oo ay Wasaaradda Batroolka Xukuumadda la gelayso shirkada-Coastline oo horay loo oran jiray Som-Oil iyo shirkada Liberty. Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay inay haleen Xog sheegeysa in Wasaarada Batroolka Xukuumadda ay maalmaha soo socda heshiis qarsoodi oo shidaal baaris iyo qodis ah la geli doonto laba Shirkadood oo laga leeyahay dalka dibaddiisa. Heshiiskaas qarsoodida ah oo Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya ay...
RW / Rooble oo LA Kulmay Saraakiisha Ciidanka Xerada Balli-Doogle?
WORLD

RW / Rooble oo LA Kulmay Saraakiisha Ciidanka Xerada Balli-Doogle?

3" January "2021" Walaweeyn" Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo lagu dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ku tagey Balli-doogle oo ka tirsan Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku howl-galaan Ciidanka Kumaandooska Danab Guutada 16. Ra’iisul Wasaaraha oo xog-wareysi la yeeshay ciidanka, ayaa boggaadiyey guulaha la taaban karo ee ciidanka DANAB guutadiisa 16-aad ee sida gaarka ah u tababaran ay ka soo hooyeen dagaallada lagula jiro Al-shabaab. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa soo bandhigay muhiimadda ay leedahay dib u habaynta Ciidanka Qalabka Sida oo a as jaws u ah dowladnimada dalkeenna iyo in guul deg-deg ah laga gaaro dagaalka Al-shabaab “Guutada 16-aad ee DANAB ayaa sida gaar ah u tababaran, waxayna fulinayaa...
Saddex Dhibcood Ayay Ka Hooseysaa Kaalinta Lixaad: Saka & Smith Rowe Ayaa Arsenal Siiyay  Dhabar Jabkeedii
WORLD

Saddex Dhibcood Ayay Ka Hooseysaa Kaalinta Lixaad: Saka & Smith Rowe Ayaa Arsenal Siiyay Dhabar Jabkeedii

3" January "2021" Goal.com Labada akadeemiyadeed ayaa mar kale wacdaro dhigay markii ay Gunners u soo jeesatay qaab ciyaareedkoodii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan ilaa iyo haatan markii ay 4-0 ku mareen West Brom ciyaar ka dhacday Hawthorns Habeen sabti ah oo baraf ah Hawthorns, waxaan ku aragnay Arsenal oo aad u fiican. Mikel Arteta kooxdiisa ayaan laga aqoonsan karin kooxdii aan aragnay halganka xilli ciyaareedkii oo dhan sida ay garoonka West Brom ula ciyaareen. Waqti badan ayey soo socotey laakiin Arteta wuxuu la yimid nidaam shaqeynaya oo xiddigaha akadeemiyada Arsenal ayaa udub dhexaad u ah. Sidii uu ahaa tan iyo markii loo keenay dhanka Chelsea, Smith Rowe wuxuu ahaa mid aan caadi aheyn kulankii Baggies, wuxuu soo qaatay labo caawin wuxuuna ku daray xitaa culeys dhee...
Mourinho ayaa soo xushay kooxdii uu ugu jeclaa Premier League inuu daawado ka dib markii uu arkay Tottenham oo garaacday Leeds
WORLD

Mourinho ayaa soo xushay kooxdii uu ugu jeclaa Premier League inuu daawado ka dib markii uu arkay Tottenham oo garaacday Leeds

3" January "2021 " Goal.com Tababaraha reer Portugal ayaa ka fiicnaaday Marcelo Bielsa sabtidii wuxuuna haatan isha ku hayaa inuu wajaho Aston Villa ka dib waajibaadka koobka maxaliga ah. Jose Mourinho ayaa u doortay Aston Villa kooxdii uu ugu jeclaa daawashada Premier League ka dib markii uu arkay Tottenham oo hoos u dhacday Leeds oo ku taal waqooyiga London. Spurs ayaa si sahlan ku gaartay guushii 3-0 ee kulankoodii ugu dambeeyay ee horyaalka, iyadoo tababarahooda reer Portugal uu mar kale ka fiicnaaday Marcelo Bielsa. Leeds ayaa doorbiday qaab soo jiidasho leh markii ay booqaneysay garoonka Tottenham Hotspur Stadium, laakiin daadinta dhabarka ayaa dib ugu soo laabtay iyaga.oo loolankiisa xiga ee Premier League wuxuu arki doonaa Spurs oo ku wajahan Villa Mourinho ayaa ...
U. N. H. C .R” Ayaa Soo Bandhigatay 10 Dal oo Mangalyo Wanaagsan Siiyay Qaxootiyadii Sanadkii Tagay Ee 2020
WORLD

U. N. H. C .R” Ayaa Soo Bandhigatay 10 Dal oo Mangalyo Wanaagsan Siiyay Qaxootiyadii Sanadkii Tagay Ee 2020

2" January "2021 Laanta qaramada midoobay u qaabilsan arimaha qaxootiga ee marka la soo gaabiyo la yiraahdo UNHCR ayaa soo saartay warbixn ay kaga hadlayso sanadkii tagay ee 2020 ka oo hay,addu sheegatay in uu ahaa sanad ay guryahoodii ka carareen dad ka badan 81 malyan oo qof kuwaas oo qaxooti ku noqday dalal kala duwan . UNHCR ayaan xustay 10 dal oo soo dhaweeyay qaxootiyada oo nabad galyo iyo wel wel la’aan" ku gacma qabtay waxaana wadamadaas oo lagu amaanay doorka ay ka qaateen qaabilaada qaxootiga , ka mid ah. 1 Turkey – 5.1 per cent 2 Germany – 1,191,000 3. Uganda – 3.8 per cent 4.Sweden – 2.7 per cent 5.Sudan – 2.5 per cent 6. Kenya – 470,000 (0.9%)7 Russia – 449,000 (0.38. Jordan – 10.7 per cent9. Malta – 2.7 per cent Uganda oo ay qaabisha...
Madaxweynaha Jubbaland oo Baaq Kasoo Saaray Amniga Dalka
WORLD

Madaxweynaha Jubbaland oo Baaq Kasoo Saaray Amniga Dalka

2" January "2021 Madaxweynaha Jubbaland dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay xaaladda amni ee dalka Soomaaliya, xili dalka uu ku jiro marxalad kala guur ah. Madaxweyne Axmed Madoobe oo khudbad ka jeediyay ayaa ku baaqay dhammaan dhinacyada kala duwan ee dalka inay ka shaqeyaan sidii loo dhamayn lahaa kala aragti duwanaanshaha amniga dalka iyo sidii la isugu iman lahaa shir lagaga tashanayo dalka. Waxaa kale Madaxweynaha Jubbaland uu sheegay in xaaladda amni ee dalka ay muhiim u tahay  Doorashooyinka oo si nabad ah ku dhaca, taasna lagu gaari karo wada hadal iyo in loo midoobo sidii tabashooyinka jira loo xalin lahaa. Axmed Madoobe ayaa hoosta ka xariiqay in waxa loogu yeero Argagixisadu ay ka faa’iidaysanayaan xaaladda uu dalku ...
Xilka Qaadis Lagu Sameeyay   Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ee Ciidamada
WORLD

Xilka Qaadis Lagu Sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ee Ciidamada

2" January "2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida, isagoo mid cusub magacaabay. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamadda ayaa loo magacaabay inuu noqdo Maxamuud Axmed Xasan (Dalab), wuxuuna bedelayaa Jen. Liiban Cali Yarroow oo xilkaas muddo haayay. Guddoomiye Maxamuud Axmed ayaa horey u soo noqday Wasiirka Ganacsiga Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Cabdi Shirdoon Saacid, xiligii dalka uu Madaxweyne ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud. Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka G/sare Maxamuud Dalab ayaa ka tirsan Taliska Ciidanka Booliska, wuxuu horay ula soo shaqeeyay Maxkamaddii Badbaadada ee uu Guddoomiyaha ka ahaa Jen. Maxamuud Geelle Yuusuf...
Xiddigaha Xorta U Ah In Ay La Hadlaan Kooxaha Kale: Messi, Ramos, Alaba, Aguero, Ibrahimovic .
WORLD

Xiddigaha Xorta U Ah In Ay La Hadlaan Kooxaha Kale: Messi, Ramos, Alaba, Aguero, Ibrahimovic .

2" January " 2021" www.marca.com/ Isbedelka sanadka kalandarka, xiddigo dhowr ah oo kubada cagta adduunka ah ayaa haatan xor u ah inay wadahadalo la galaan kooxaha kale, hadalhaynta ugu badan ayaa ah Bartilmaameedka Real Madrid ee xagaaga 2021" iyada oo Barcelona ay Shan ciyaaryahan ay suurtagal tahay in ay iska iibiso bisha Janaayo si ay lacag u helaan . Cayaaryahanadaas ayaa waxaa ka mid ah Lionel Messi, Sergio Ramos, Memphis Depay, Sergio Agüero iyo Zlatan Ibrahimovic" Maaddaama qandaraasyadoodu dhacayaan Juun 30, 2021, waxaa mar horeba loo oggolaaday inay bilaabaan qorsheynta tallaabadooda xigta. Halkan, waxaan eegnaa qaar ka mid ah Cayaartooydaas.. Hubaal la’aanta haysata Messi Wuxuu isku dayay inuu ka tago xagaagii hore, laakiin xaqiiqdii wuu ka tagi karaa Barc...