Year: 2021

Banaanbax looga soo horjeedo wiil asalkiisu Soomaali ahaa oo lagu diley Minneapolis
WORLD

Banaanbax looga soo horjeedo wiil asalkiisu Soomaali ahaa oo lagu diley Minneapolis

2" January " 2021 Qaar ka mid ah shacabka magaalada Minneapolis oo careysan ayaa isugu soo baxay goobta uu ka dhacay dil toogasho ah oo ay booliska magaaladaas u geysteen wiil Soomaali-Mareykan ah. Wiilkan oo la oran jirey Doolaal Beyke oo ahaa 28 jir ayaa Arbacadii ku dhintay rasaas ay booliska ku fureen isagoo ku dhex jira gaarigiisa, kaddib markii lagu joojiyay meel u dhow kaalin shidaal iyo meherad gawaarida lagu dhaqo. Goobtaas ayaa wax ka yar hal meyl u jirta meeshii ay booliska Minneapolis bishii May ku dileen George Floyd, oo ahaa nin madow ah. Dad goob joogeyaal ah iyo booliska ayaa markii hore sheegay in Doolaal uu isaga markii hore xabbad ku billaabay booliska, kuwaa oo iyagana markii dambe toogtay oo halkaa ku dilay. Cabsida ugu weyn ee ay laamaha amniga ka q...
Turkiga oo Shaaciyay Khasaaro Kasoo gaaray Qaraxii Duleedka Muqdisho
WORLD

Turkiga oo Shaaciyay Khasaaro Kasoo gaaray Qaraxii Duleedka Muqdisho

2" January " 2021 Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadashay Qarax is-miidaamin ah oo barqdii Maanta ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Lafoole, kaasi oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha ku teedka duuleedka Magaalada. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu Cambaareeyay Qaraxaas is-miidaaminta ahaa ee lala beegsaday Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda iyo Shaqaale ka tirsan Turkiga oo ku sugnaa goobta. Turkiga ayaa xaqiijiyay in hal Muwaadin uu qaraxaas uga geeriyooday, halka afar kalena ay dhaawacyo soo gaareen, kuwaasi oo kamid ahaa Injineero dhisayay wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Sidoo kale dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay garab taagan yihiin dowladda Federa...
Al-Shabaab Oo War Kasoo Saartay Qaraxii Is-Miidaaminta Ahaa Ee Lafoole
WORLD

Al-Shabaab Oo War Kasoo Saartay Qaraxii Is-Miidaaminta Ahaa Ee Lafoole

2" January "2021 Qarax is-miidaamin ah ayaa barqii Maanta ka dhacay deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho, kaasi oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka oo Ilaalo ka haayay Injineero dhisayay wadada xiriirisa Muqdisho iyo degmada Afgooye. Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxaas oo uu fuliyay qof isku soo xiray Jaakad walxaha qarxa ah, isla markaana waxaa uu la beegsaday goob ay ku sugnaayeen Ciidanka Booliska dowladda ee sida gaarka u tababaran ee Haramcad. Goobjoogayaal ayaa ku warramay in qofka inta uusan is qarxin kahor ay rasaas badan ku fureen Ciidanka Haramcad oo goobta ku sugnaa, uun markii ninkaas ku soo dhawaaqay uu ku qarxay Ciidamo saarnaa gaari Cabdi Bile ah Al-shabaab warar ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa wax...
Shirka Ka Socda Magaalada Garoowe oo Maanta La Soo Gaba-Gabeynayo
WORLD

Shirka Ka Socda Magaalada Garoowe oo Maanta La Soo Gaba-Gabeynayo

2 " January "2021 Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa weli ka socda Shirka Madasha Arragti Wadaaga oo soo qaban qaabiyay Machadka Cilmi baarista  ee Heritage, kaasi labadii  maalin ee lasoo dhaafay ka socda Magaaladaas. Shirka oo Maanta oo sabti ah la soo gaba-gabeeyn doono ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka, Xildhibaano, Wasiiro, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Mas’uuliyiin badan oo lagu casuumay Madasha Sanadkan oo ku soo aaday xilli dalku ku jiro marxalad kala guur ayaa looga hadlayay arrimaha siyaasadda, amniga, arrimaha bulshada, iyadoo cinwaanka Madashan uu ahaa Sidee Soomaaliya uga bixi kartaa Kumeel gaarnimada daba dheeraatay sanadka 2...
BioNTech criticises EU failure to order enough Covid vaccine
WARARKA

BioNTech criticises EU failure to order enough Covid vaccine

2 " January "2021 https://www.theguardian.com/ Firm races to fill potential gap left by bloc’s gamble on several vaccines being approved Coronavirus – latest updatesSee all our coronavirus coverage BioNtech has criticised the EU’s failure to order more doses of its coronavirus vaccine, saying it is now racing with its US partner, Pfizer, to boost production amid fears of a European “gap” left by the lack of other approved vaccines. The Pfizer/BioNTech vaccine was the first to be approved by the bloc late last month, after being accepted by the UK, Canada and the US. They and other countries have also since approved the Moderna or Oxford/AstraZeneca vaccine, leaving the EU trailing behind. With criticism growing of the slow pace of the EU’s vaccine programme, Uğur Şahi...
Fernandes ayaa Manchester United u diray inay isku dhibco noqdaan Liverpool oo hogaanka u heysa Premier League
WORLD

Fernandes ayaa Manchester United u diray inay isku dhibco noqdaan Liverpool oo hogaanka u heysa Premier League

Jan 02, 2021" Goal.com Farqiga goolasha ayaa ah waxa kaliya ee kala saara Liverpool iyo Manchester United oo hogaanka haya ka dib markii Red Devils ay 2-1 kaga badisay Aston Villa, Iyadoo United ay qaadaneyso seddexdii dhibcood ee ciyaarta caawa, waxay isku dhibco yihiin kooxda difaacaneysa horyaalnimada Liverpool laakiin weli waxay ku jiraan kaalinta 2aad farqiga goolasha ee u dhexeeya iyaga iyo Manchester United. Rigooradii uu dhigay Bruno Fernandes ayaa u dirtay Manchester United inay isku dhibco noqdaan Liverpool oo hogaanka u heysa Premier League madaama ay 2-1 kaga badiyeen Aston Villa ciyaar ka dhacday Old Trafford. Kooxda Villa ayaa dooneysa inay ku dhameysato kaalinta seddexaad ee kala horeynta miiska iyadoo marwalba balanqaaday inay tijaabin adag u sameyn doonto ...
Hodgson ayaa hoos u dhigaya wadahadalka Zaha kala iibsiga iyadoo lala xiriirinayo PSG iyo AC Milan
WORLD

Hodgson ayaa hoos u dhigaya wadahadalka Zaha kala iibsiga iyadoo lala xiriirinayo PSG iyo AC Milan

2" January "2021 " GOAL.COM Weeraryahanka Eagles ayaa mar kale lala xiriirinayaa inuu ka tagayo, laakiin tababarihiisa ayaa ku adkeysanaya inuusan jirin wax heshiis ah oo dhow Roy Hodgson ayaa sheegay inuusan ka walaacsaneyn mustaqbalka Wilfried Zaha inkastoo ay jiraan warar cusub oo ku saabsan suuqa kala iibsiga oo ku saabsan weeraryahanka Crystal Palace. Hodgson ayaa ku bartay inuu la macaamilo wararka la isla dhexmarayo ee ku saabsan weeraryahanka reer Ivory Coast, kaasoo lala xiriirinayo inuu ka tagayo Selhurst Park oo u muuqda inuu daaqad walba u furan yahay. Arsenal iyo Everton ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawaadeen inay soo caga dhigtaan Zaha xagaagii 2019, laakiin ugu dambeyntii wuxuu kusii nagaaday koonfurta London. Iyadoo daaqada ay bishan janaayo u fura...
Madaxtooyada Butland Ayaa Casho Sharaf U Sameeysay Madaxdii Ka Qaybgalay Shirkii Garoowe
WORLD

Madaxtooyada Butland Ayaa Casho Sharaf U Sameeysay Madaxdii Ka Qaybgalay Shirkii Garoowe

1" January "2021 Garoowe" Qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynanimada somalia iyo madaxda maamulgoboleedyada dalka ayaa ka qaybgalay sagootinta casho sharaf at u sameeysay madaxtooyada butland. Musharaxa Madaxweyne Mustaf Shiiq Cali Huxuloow Cashada sharafta madaxtooyada butland ayaa madaxdii ka qaybgashay si hoose isu dhaafsadeen Aaradooda ku saabsan arimaha dalka , iyaga oo isla meel dhigay arimo ay ka mid tahay dalku siyaasad ahaan in uu ku jiro xaalad jahwareer oo u baahan in laga badbaadiyo Madaxdadan oo isugu golaha midowga musharaxiinta iyo qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamulgoboleedyada ayaa garoowe u tagay in ay ka qaybgalaan kulan sadax cusho soconayay oo madasha aragti wadaag loogu magac daray kaas oo ay soo qaban qaabisay maxadka Heritage
Guardiola” Covid -19  Shan Cayaartooy oo Manchester City Ayuu Ku Qasbay In Ay Seegaan Kulanka Chelsea !!
WORLD

Guardiola” Covid -19 Shan Cayaartooy oo Manchester City Ayuu Ku Qasbay In Ay Seegaan Kulanka Chelsea !!

1 " January "2021" Goal.com" Kyle Walker, Gabriel Jesus iyo seddex kale oo ka tirsan kooxda koowaad ayaa ku jira go'doomin ka dib markii cudurka 'coronavirus' uu ka dillaacay taasoo keentay dib u dhigis Manchester City waxaa ka maqnaan doona ugu yaraan shan ciyaartoy oo kooxda koowaad ah kulanka Premier League ee ay la leeyihiin Chelsea, kaasoo qarka u saaran inuu sii socdo inkastoo Covid-19 uu ka dillaacay kooxda. Gabriel Jesus, Kyle Walker iyo seddex ciyaartoy oo kale ayaa ku jira go'doomin ka dib markii laga helay cudurka coronavirus mana u safri doono Stamford Bridge. Laba ka mid ah shaqaalaha ayaa sidoo kale tijaabiyey natiijo wanaagsan waxaana City ay lahaan doontaa labo nooc oo kale oo ah natiijooyinka baaritaanka ka hor kulanka Axada. Pep Guardiola ayaa sheegay i...
Madaxda Ku Sugan Garoowe oo Yeeshay Kulamo Gaar Gaar Ah
WORLD

Madaxda Ku Sugan Garoowe oo Yeeshay Kulamo Gaar Gaar Ah

1" January "2021" GAROOWE Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland uga qeyb galay kulan qado sharaf oo halkaasi loogu sameeyay madaxda ka qeyb galeysa madasha aragti wadaaga ee uu soo qaban qaabiyay Machadka Daraasaadka siyaasadda ee Heritage. Kulanka waxaa kaloo qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (khaddar) iyo Madaxweynayaashii hore ee Dalka, Madaxda Maamul Goboleedyada qaarkood iyo marti sharaf kale. Kulanka qadada ah ayay madaxdu iska wareysteen xaaladda dalka uu marayo iyo in uu u baahan yahay badbaao