Year: 2021

Sudan declares full control of border Territory settled by Ethiopians
WARARKA

Sudan declares full control of border Territory settled by Ethiopians

MIDDLE EAST & AFRICA By Reuters Staff KHARTOUM (Reuters) - Sudan said on Thursday its forces had taken control of all of Sudanese territory in a border area settled by Ethiopian farmers, after weeks of clashes. Ethiopia, for its part, accused its neighbour of sending forces into its territory for attacks. Border tensions have reignited since the outbreak of a conflict in Ethiopia’s northern Tigray region in early November, which sent more than 50,000 mainly Tigrayan refugees fleeing into eastern Sudan. Clashes have occurred in recent weeks over agricultural land in the al-Fashqa area, which lies within Sudan’s international boundaries but has been settled by Ethiopian farmers for years. ADVERTISEMENT On Saturday, Sudan said it had taken control of most, but not...
Alshabaab oo Afgooye Ku Weerartay Saldhig ay ciidamada Milatariga ku Lahaayeen
WORLD

Alshabaab oo Afgooye Ku Weerartay Saldhig ay ciidamada Milatariga ku Lahaayeen

1" January "2020" Wararka ka imanaya degmda Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar xoogan ku qaadeen bar Kontorool oo ciidamada xooga ay ka leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose. Iskahorimaad muddo kooban socday ayaa ka dhacay halkaas iyadoo xaafaha ay ka kooban tahay degmada Afgooyana laga maqlay rasaasta ay isweedaarsanayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo ciidamada xoogga oo ku sugan kontoroolka laga soo galo degmadaasi. Illaa iyo hada lama oga khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalkii u dhexeeyay ciidamada Xoogga iyo Al-Shabaab. Dhowr jeer oo hore ayaa sidan loo weeraray ciidamada militariga ee ku sugan degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelada hoose.
Britain oo si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub
WORLD

Britain oo si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub

1 " January "2021" Boqortooyada Midoowday ee dalka Ingiriiska ayaa xalay si rasmi ah uga baxday Midowgii Yurub,ka dib markii muddo afar sano ah ka hor ay shacabka dalkaasi u codeeyeen in UK ay ka boxdo Midowga Yurub, Habeenimadii xalay waxaa soo idlaaday 11 bilood oo ahaa waqtiga kala guurka,iyadoo sanadka cusub ee 2021-ka uu curtay UK oo banaanka ka joogta xeyndaabka midowga Yurub . UK kama shaqeyn doonaan sharciyada Yurub ee ay 50 sano u hogaansameysay sida ganacsiga xorta ah, maxkamada Yurub ,iskaashiga amaanka iyo dhanka socdaalka oo dadka Yurub ka yimaada ay joogi kareen kana shaqeysan jireen UK iyagoo aan dal ku gal u baahneyn. Ra’isulwasaaraha UK Boris Johnson ayaa sheegay in UK ay heysato xoriyadeeda ayna arimaheeda u sameysaneyso si ka duwan oo ka wanaagsan sidii h...
Daydyoowga Caalamka Ayaa Macsalaameeyay Sanad Ay Door,bidayaan In Ay  iloobaan Iyaga oo U Dabaaldegay Sanadka Cusubna Si, Aan Horey Loo Arkin
WORLD

Daydyoowga Caalamka Ayaa Macsalaameeyay Sanad Ay Door,bidayaan In Ay iloobaan Iyaga oo U Dabaaldegay Sanadka Cusubna Si, Aan Horey Loo Arkin

1 ″ Janaayo "2021" Aljazeera Sannadkan cusub ayaa loo dabaaldegay si aan noocan oo kale ahayn, iyadoo dad badani ay macsalaameynayaan sannad ay doorbidi lahaayeen. Khibradaha Sannadka Cusub aad ayey u kala duwanaayeen iyadoo ku xiran waddanka, sida coronavirus lafteeda. Qaar ka mid ah magaalooyinka waawayn ayaa joojiyay ama dib udhigay dabaaldegyadoodii dhaqameed, halka meelo faro ku tiris ah oo aan dillaac firfircoon laga fulin sidii sanad kasta. waardiyuhu wuxuu u taagan yahay waajibaadka sida loo yaqaan 'Phoenix' oo ka muuqda shaashad weyn habeenka sanadka cusub ee magaalada Beijing, Shiinaha. [Ng Han Guan / Sawirka AP] Hal milyan oo qof ayaa sida caadiga ah isugu soo baxa Sydney Harbor, Australia si ay u daawadaan rashka sanadlaha ah, laakiin sannadkan masuuliyiintu waxa...