Year: 2022

Gambia oo dacwad ku soo  oogaysa shirkadda Hindida ah ee soo saartay sharoobo sababtay dhimashada caruurta dalkaas
WORLD

Gambia oo dacwad ku soo oogaysa shirkadda Hindida ah ee soo saartay sharoobo sababtay dhimashada caruurta dalkaas

21" December "2022 Guddi baarlamaani 犀利士 ah oo Gambia ku sugan aya ku taliyay in dacwad lagu soo oogo shirkadda Hindida ah ee soo saarta sharoobada qufaca ee looga shakisan yahay inay sababeen dhimashada ugu yaraan 70 carruurta dalkaas ah Guddiga ka tirsan baarlamaanka Gambia wuxuu sheegay in "ay ku qanacsan yihiin in Maiden Pharmaceuticals [ay] dambiile tahay iyo in lagula xisaabtamo dhoofinta waxa ay ugu yeereen dawooyinka wasakhaysan"iyadoo shirkada Maiden Pharmaceuticals ay diiday eedeymaha. Baaritaano todobaadyo socday ka dib, guddiga baarlamaanka Gambia ayaa hadda ku taliyay in dowladu ay qaado tallaabooyin adag, oo ay ku jiraan in laga mamnuuco dhammaan alaabada dawooyinka Maiden ee dalka iyo in tallaabo sharci ah laga qaado shirkadda si magdhow loo siiyo qooysaskii ay...
Uganda, Tijaabada daawaynta HIV-ga la isku duro ayaa rajo siisay bukaano qaba Cudurka AIDs-ka
WARARKA

Uganda, Tijaabada daawaynta HIV-ga la isku duro ayaa rajo siisay bukaano qaba Cudurka AIDs-ka

21" December "2022" REUTERS Uganda, Tijaabada daawaynta HIV-ga la isku duro ayaa rajo siisay bukaano qaba Cudurka AIDs-ka Dheeho.com Bishii Oktoobar ee la soo dhaafay, ilaa 200 oo bukaan ah oo ku nool waddanka Bariga Afrika ku yaal ee Uganda ayaa waxay bilaabeen in ay tijaabiyaan cirbad ay oggolaatay Hay'adda Caafimaadka Adduunka oo ka kooban dawooyinka cabotegravir, ama CAB-LA, iyo rilpivirine -Natiijadu waxay ku egtahay 2024. Daawaynta, oo ay soo saartay dawo-yaqaan Ingiriis ah, GlaxoSmithKline, waa ikhtiyaarka ugu horreeya ee aan kaniiniga ahayn ee lidka ku ah HIV, daraasaduhuna waxay muujiyeen inay xitaa ka sarreeyaan waxtarka kaniiniyada afka dadka qaba xanuunka HIV GSK waxa ay heshiis la gashay bishii Luulyo si ay ugu ogolaato noocyada guud ee qiimaha jaban in laga is...
Taliban ayaa difaacday go’aankeeda, iyadoo ay jirto falcelin caalamku ka bixiyay xayiraadaha waxbarashada sare ee gabdhaha Afghanistan
WORLD

Taliban ayaa difaacday go’aankeeda, iyadoo ay jirto falcelin caalamku ka bixiyay xayiraadaha waxbarashada sare ee gabdhaha Afghanistan

21" December, "2022 Taliban ayaa difaacday go’aankeeda, iyadoo sheegtay in xayiraadaha gabdha in loo sameeyay si loo ilaaliyo “danta qaranka” iyo “sharafta haweenka”. Taalibaan ayaa ka laabatay balan qaadkii ahaa in ay dammaanad qaadayso xuquuqda gabdhaha in wax la baro oo xoriyado kale la siiyo,iyaga oo dib ugu soo laabtay siyaasadii hore markii ay xukunka ugu dambeysay. Afhayeen u hadlay maamulka Taliban ayaa ku sifeeysay go’aankooda,xayiraada waxbarashada sare ee gabdhaha Afghanistan in loo sameeyay si loo ilaaliyo “danta qaranka” iyo “sharafta haweenka” https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1605285186803060749?t=dMDNWhCjAYMmDGaQaAo9GQ&s=19 Wakiilada Maraykanka ,Ingiriiska ,France iyo Germany ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay tallaabada intii uu socday s...
Uganda Has Defeated Ebola, Says Museveni
WORLD

Uganda Has Defeated Ebola, Says Museveni

21" Dec"2022 President Museveni has hailed Ugandans for heeding to the advice of experts which has ensured the country defeats Ebola virus. Uganda in September announced the outbreak of Ebola virus in the country with Mubende and Kassanda districts being the epicentres. The virus later spread to other district, prompting government to order a total lockdown of the two epicenter districts. However, last week, government lifted the lockdown. Addressing the nation on Tuesday, President Museveni announced that the country has been able to defeat Ebola. "We have defeated Ebola. We have now overcome Ebola because people listened to our advice. Generally speaking, I must congratulate Ugandans, but I am not happy with the people who don't listen. We have overcome Ebola after ...
Daawo maxaa laga yiri la yaabka Nin ka tirsanaa Argagixsada shabaab oo 6 sano darawal u ahaa gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Somalia ?
WARARKA

Daawo maxaa laga yiri la yaabka Nin ka tirsanaa Argagixsada shabaab oo 6 sano darawal u ahaa gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Somalia ?

,21" Dec"2022" Aduunka Tv Waxaa maalmahan warbaahinta iyo baraha bulshada dhex socday cod la sheegey inuu yahay mid ka mida shaqaalaha baarlamanka Soomaaliya, darawalna u ahaa guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo u galay ama ku biiray kooxda Alshabaab https://youtu.be/qOTooB-Fn0g
Jarmalku waxa uu Nigeria ku soo celiyay iIaa 20 naxaas oo ka mid ah farshaxanadii africa laga xaday intii lagu jiray waayihii gumeysiga
WORLD

Jarmalku waxa uu Nigeria ku soo celiyay iIaa 20 naxaas oo ka mid ah farshaxanadii africa laga xaday intii lagu jiray waayihii gumeysiga

21" December "2022 Labaatan farshaxan oo naxaas ah oo taariikhi ah ayaa Jarmalku ku celiyay Nigeria taasoo qayb ka ah dadaallada lagu doonayo in wax looga qabto "gumeysigii mugdiga ahaa ee soo maray," wasiirkeeda arrimaha dibedda ayaa sheegay Talaadadii. Annalena Baerbock, oo ah wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka, ayaa ku celisay agabka hiddaha iyo dhaqanka ee qaaliga ah masuuliyiinta Nigeria xaflad ka dhacday caasimadda Abuja. Sawirradan oo loo yaqaanay Benin Bronzes, ayaa waxaa dalka ku yaalla galbeedka Afrika ka dhacay ciidammo British ah, markii uu gumeysiga ku jiray. "Waxay ahayd khalad in la xado maartaas. Qalad bay ahayd in naxaastan la haysto, waqti dheerna way daahday in naxaasahan lagu celiyo gurigoodii,” ayay ka tiri xafladda. Waxaa lagu shubay naxaas iyo naxa...
Cutubkii ugu horeeyay ee Ciidamadii ku maqnaa Eritrea oo soo gaaray Muqdisho
WARARKA

Cutubkii ugu horeeyay ee Ciidamadii ku maqnaa Eritrea oo soo gaaray Muqdisho

21" December "2022" Muqdisho Diyaarad siday Cutubkii ugu horeeyay ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu tababaray Eritrea ayaa soo gaartay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Dheeho.com Cutubyadaan soo gaaray maanta Muqdusho ayaa waxa ay hordhac u yihiin 5,000 askari kuwaas oo tababar loogu qaaday Dalka Eritrea. Ciidankan ayaa in kabadan seddex sano tababar ugu maqnaa Eritrea oo ay u dirtay dowladdii hore ee uu hore madaxweyne Farmaajo. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalmo ka hor sheegay in Ciidanka ugu horreeyay ee hordhaca ah ay dalka ku soo laabanayaan dhammaadka Bishaan December ee Sanadkaan, balse bisha koowaad ee sanadka soo socda ay dhammaantood Dalka lagu wada soo celin doona. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/16055573...
Sidee dunidu Uga Fal,celisay go,aanka Taliban ay gabdhaha afghanistan kaga mamnuucaday waxbarashada jaamacadah ?
WARARKA

Sidee dunidu Uga Fal,celisay go,aanka Taliban ay gabdhaha afghanistan kaga mamnuucaday waxbarashada jaamacadah ?

20" Dec" 2022" AFP/AP/ALJAZEERA BALAN KALE OO JABAY " Q/ MIDOOBAY Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa ku tilmaamay talaabada thalipan mid "dhibaato ah". "Waxay caddahay inay tahay ballan kale oo jabay oo ka yimid Taliban," Dujarric ayaa u sheegay suxufiyiinta Talaadadii. "Waxaan aragnay tan iyo markii ay la wareegeen … hoos u dhigista booska haweenka, kaliya maahan waxbarashada, laakiin helitaanka goobaha dadweynaha," ayuu yidhi. "Waa tallaabo kale oo aad u dhib badan, wayna adag tahay in la qiyaaso sida waddanku u horumari karo, uu ula tacaali karo dhammaan caqabadaha haysta iyada oo aan si firfircoon looga qaybgelin haweenka iyo waxbarashadooda." https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1605279154643079171?t=jhde3zjWjWABvYf_OKXw7g&s=19 ...
Addeeg tayo leh oo isugu jira qalab casri ah dhaqatiir aqoonta durugsan u leh arimaha caafimaad ayaa lagu soo kordhiyay Isbitaalka Taqasusiga ah ee Darjaat oo
WARARKA

Addeeg tayo leh oo isugu jira qalab casri ah dhaqatiir aqoonta durugsan u leh arimaha caafimaad ayaa lagu soo kordhiyay Isbitaalka Taqasusiga ah ee Darjaat oo

20" December "2022" Adeeg tayo leh oo isugu jira qalab casri ah iyo dhakhaatiir aqoon durugsan u leh caafimaadka ayaa lagu soo kordhiyey cisbitaalka Takhasuiga Darjaat ee magaalada Muqdisho. Dheeho.com https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1605309295809232900?t=-3Wl4tYLI22kH99Wv7L3uA&s=19 https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1605306742606245889?t=-4eV4J3qJfKk-qWhThDtbQ&s=19 https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1500163617580326920?t=PmuQIbQHtFvC9VcFkS0NXw&s=19 https://youtu.be/ISezGEzDgok
Taliban oo ku dhaqaaqday talaabo duulaan ku ah xoriyada dumarka Afgaanistaan ​​
WORLD

Taliban oo ku dhaqaaqday talaabo duulaan ku ah xoriyada dumarka Afgaanistaan ​​

20" December "2022 Haweenka Afgaanistaan ​​ayaa lagu dhawaaqay in muddo aan la cayimin laga mamnuucay inay helaan waxbarasho jaamacadeed Taliban ayaa maanta si cad u sheegtay arintaas Dheeho.com Hogaamiyaasha Taliban ee Afgaanistaan ​​ayaa amar ku bixiyay in gabi ahaanba laga mamnuuco waxbarashada jaamacada haweenka dalkaasi, wasaarada tacliinta sare ayaa ku sheegtay warqad ay u dirtay dhamaan jaamacadaha dowlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay. Wasiirka tacliinta sare ee dalka, Neda Mohammad Nadeem, ayaa soo saaray warqad ku socota dhammaan jaamacadaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay, taasoo lagu amrayo in isbedel la sameeyo. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1605294709705932800?t=QWCygL5kdV_SX3ncil4omw&s=19 "Dhammaantiin waxaa laydinku wargelinayaa inaa...