Gogolxaarka fahad iyo geediga saadaq John oo gaaray farmaajo muxuu noqon karaa gunaanadkiisu?
8" January " 2022" Dheeho" Webmaster
Urursiga sarakiil dhalinyaro ah iyo shaqsiyaad dhaqaale lagu howlgaliyay ooy Muqdisho ka wadaan fahad yaasiin iyo farmaajo ayaa shaki galiyay dad badan oo soomaali ah kuwaas oo rumeeysan in uu jiro abaabul dagaal ka dhan ah dadka ka soo horjeeda madaxweynaha xilka ka dagaya ee maxamed cabdulaahi farmaajo
General saadaq oo hory uga soo horjeestay iskudayga mudo kororsigii farmaajo ee 12 ka April 2021 ka ayaa hada looga yeeray madaxtooyada
Sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa BBC u sheegay in kulanku uu yimid kadib codsi ka yimid Janaraal Saadaq Joon oo beryahan dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho. Qof kale oo Saadaq Joon ayaa sidoo kale inoo xaqiijiyay kulanka labada masuul.
Sarkaalka madaxtooyada Soomaali...