Year: 2022

Chelsea iyo Liverpool oo Isku Ag dhacy  iyo Real Madrid oo laga badiyay
SPORTS

Chelsea iyo Liverpool oo Isku Ag dhacy iyo Real Madrid oo laga badiyay

2" January "2022" Chelsea 2-2 Liverpool Isku aadka fowdada ah ee Chelsea iyo Liverpool ayaa muujinaya sababta ay hubaal Man City u noqon doonto horyaalka Premier League Liverpool ayaa 2-0 ku xasuuqday Blues oo ay ku hogaaminayeen Stamford Bridge si ay u raadveeystaan kooxda Pep Guardiola oo 10 dhibcood ku hor fadhisa horyaalka. Markii la isku soo laabtay qeybta nasashada, hoggaanka Liverpool ayaa meesha ka baxay, iyo waqtiga buuxa, hubaal, sidoo kale fursada ay ku qaban karaan Manchester City ayaa ahaa. https://twitter.com/SkySportsPL/status/1477723034006048770?t=cMd-34Kx4wTdNlKA1eV7cQ&s=19 Waxaa laga yaabaa inaan sidoo kale qori karno Chelsea, sida ay dhacdo. Ciyaartan oo ah mid duur-joog ah, oo aan la saadaalin karin iyo sida ay u sii xoogaysan tahay, ayaa la...
Guddoomiyihii gudiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo is-casilay
WARARKA

Guddoomiyihii gudiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo is-casilay

2" January "2022" Garoowe Guuleed Saalax Barre oo ahaa guddoomiyihii guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland ayaa iska casilay xilkii guddoomiyenimo iyo xubinimadii guddiga doorashooyinka Puntland, sida uu ku shaaciyey qoraal uu soo saaray. Qoraal uu ku qoray Bartiisa Facebook ayuu ku sheegay sidan”Saaka waxaan u gudbiyay Xubnaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland warqad aan ku bannaynayo jagada Guddoomiyanimo ee Guddiga, sidoo kale isla saaka waxaan Guddoomiyaha Baarlamaanka la wadaagay warqad aan isaga casilayo xubinimaddii Guddiga ee aan kusoo shaqaynayay muddo 2 sano iyo bar ah” ayuu qoraal ku yiri Guuleed Saalax Barre. Guuleed Saalax Barre wuxuu sheegay in ay ka horyimaadeen duruufo adag oo sababay inuu shaqada ka tago, inkastoo uusan faahf...
Waa kuwee wadamada ku Jira safka hore Rajada Koobka AFCON 2021 /2022 oo Africa ay Isu diyaarinayso 9 January in uu ka furmo dalka Cameroon?
SPORTS

Waa kuwee wadamada ku Jira safka hore Rajada Koobka AFCON 2021 /2022 oo Africa ay Isu diyaarinayso 9 January in uu ka furmo dalka Cameroon?

2" January "2022" https://allafrica.com Tartanka ooy ka soo ka qaybgalyaan 16 kooxood oo Cameroon at martigalinayso ayaa furmaya  9 Janaayo , 2022 Waxaanu soconaya ilaa Febraayo 6, 2021 Iyadoo ay dhacayaan 52 ciyaarood. Markii ugu horreysay abid, Caawiyaha Garsoorka Fiidiyowga, VARS, ayaa loo isticmaali doonaa dhammaan ciyaaraha wuxuuna dib u eegi doonaa  go'aanada uu gaaro  madaxa garsooraha isagoo isticmaalaya muuqaal fiidiyow ah iyo  isgaarsiinta  VARS waxaa la go'aamiyay in ay bixiso hab lagu saxo khaladaadka cad iyo kuwa muuqda iyo shilalka culus ee la seegay. Janaayo 15, 2020 CAF  ayaa dib u dhigtay  tartanka AFCON kaas oo lagu waday in uu qabsoomo bilaha Juun iyo Luulyo 2021, iyaga oo tixraacaya "xaalado cimilo oo aan w...
Xadgudbyada bani,aadanimo ee dowlada Ethiopia Iyo Afgambiyadii Mali iyo Guinea waxa uu sababay in maraykanka uu ka saaro sadaxdaas dal barnaamijka ganacsiga  xorta ah
WARARKA

Xadgudbyada bani,aadanimo ee dowlada Ethiopia Iyo Afgambiyadii Mali iyo Guinea waxa uu sababay in maraykanka uu ka saaro sadaxdaas dal barnaamijka ganacsiga xorta ah

2" January "2022"SOURCE: NEWS AGENCIES Mareykanka ayaa Itoobiya, Mali iyo Guinea ka saaraya barnaamijka ganacsiga canshuuraha xorta ah, sababo la xiriira xadgudubyo dhanka xuquuqda ah iyo afgambigii dhawaan dhacay. Mareykanka ayaa Itoobiya, Mali iyo Guinea ka saaray barnaamijka ganacsiga canshuuraha xorta ah, sababo la xiriira xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha iyo afgambiyadii dhowaan dhacay. War qoraal ah oo uu soo saaray Sabtidii, Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka (USTR) wuxuu ku sheegay inay saddexda dal ka joojisay sharciga kobaca iyo fursadaha Afrika (AGOA) "sababo la xiriira tillaabooyin ay qaadeen mid kasta oo ka mid ah dowladahooda oo xadgudub ku ah sharciga AGOA". Waxa ay sheegtay in Maraykanku uu aad uga walaacsan yahay "ku xadgudubka weyn ee xuquuqda bini'aa...
Wasiirka Amniga oo faahfaahiyey amarkii uu soo saaray ee ku saabsanaa ciidamada NISA ee ka howlgala garoonka caalamiga ee Adan Cadde in boolis lagu baddalo.
WARARKA

Wasiirka Amniga oo faahfaahiyey amarkii uu soo saaray ee ku saabsanaa ciidamada NISA ee ka howlgala garoonka caalamiga ee Adan Cadde in boolis lagu baddalo.

2" January "2022" Muqdisho Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa faahfaahiyey warqad uu maalinti shalay ahayd uu soo saaray oo ku saabsaneyn ciidamada NISA ee ka howlgala garoonka caalamiga ee Adan Cadde in boolis lagu baddalo. Wasiirka oo faahfaahinaya amarkaasi cidda uu sida gaarka ah u quseeya ayaa sheegay inuu amarkaasi quseeya oo kel犀利士 i ah ciidamada dharcadda ee ka howlgala gudaha garoonka diyaaradaha (Terminal). Wuxuuna intaa raaciyey inuu quseynin ciidamada gacanta ku haya baraha koorntaroollada ee laga galo garoonka Aadan Cadde. Wasiirka ayaa faray taliska NISA in ciidanka uu kasoo saaro garoonka, islamarkaana amniga guud ee garoonka inuu ku wareejiyo ciidanka Booliiska Soomaaliya, inkastoo aan wali looga soo jawaabin
R/Wasaare Rooble ayaa u muuqda in uu Sharciga la tiigsan doono cid kasta ooy ku Cadaato dhacdadii 27 December ee isku dayga Afgambigii fashilmay oo uu magacaabay gudi  Baritaan
WARARKA

R/Wasaare Rooble ayaa u muuqda in uu Sharciga la tiigsan doono cid kasta ooy ku Cadaato dhacdadii 27 December ee isku dayga Afgambigii fashilmay oo uu magacaabay gudi Baritaan

1″ January “2022" Muqdisho R/Wasaare Rooble ayaa u muuqda in uu Sharciga la tiigsan doono cid kasta ooy ku Cadaato abaabulkii iyo ka qaybqaadashada dhacdadii 27 December ee isku dayga Afgambigii fashilmay oo uu magacaabay gudi Bari犀利士 taan sida uu ku yiri qoraal kooban oo uu Soo dhigay bartiisa Twitter ka Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi ah ku samayn doona dhacdadii 27 December la isku dayay in la afgambiyo Xafiisyada Ra’iisulwasaaraha iyo Xukuumadda Wasiiradaan ayaa kala ah. 1- Cabdulqaadir Maxamed Nuur Wasiirka gaashaandhigga—Guddoomiye. 2- Cabdullaahi Maxed Nuur Wasiirka Amniga Gudaha. 3- Cabdulla...
Sumcada heerka caalami ee Keynaan Warsame oo kor u soo qaadaysa fanaanka da,ada yar ee Sharma Boy Daawo Hees ay wadajir u soo qaadeen labada Fanaan
Entertainment

Sumcada heerka caalami ee Keynaan Warsame oo kor u soo qaadaysa fanaanka da,ada yar ee Sharma Boy Daawo Hees ay wadajir u soo qaadeen labada Fanaan

1″ January “2022”BBC Somali/Dheeho BBC laanteed afka somaaiga ayaa daabacday hadal haynta hees ay si wadajir ah u soo qaadeenn labada fanaan ee kala ah Keynaan Warsame iyo Sharma Boy iyo sida ay isula jaanqaadeen iyadoo heesta laf,ahaanteeda lagu soo bandhigay quruxda, dhaqanka iyo horumarka Soomaalida. Inkastoo fanka soomaalidu uu waligii ku tiirsanaa isgacansiinta fanaaniinta oo isku dhiirigaliya hiwaayada faneed hadana labadan waxay ahaayeen kuwo aad u kala fog xaga da,ada iyo deegaanka ay ku kala noolyihiin oo ahayd Somalia iyo Canada hadana keeynaan waxaad moodaa in uu sameeyay hababkii fanaaniintii hore ee somalia oo isku 犀利士 dhiirigalin jiray fanka. tiiyoo aad moodid in Sharma boy uu waxbadan kaga dayday saga fanka Keynaan FANKA MUCJISAD AH Mid wuxuu fankiisa ku h...
Dheeho Cusbooneeysiin Arsenal vs Manchester City, Spurs oo u safrtay Watford & Crystal Palace oo wajahday West Ham
SPORTS

Dheeho Cusbooneeysiin Arsenal vs Manchester City, Spurs oo u safrtay Watford & Crystal Palace oo wajahday West Ham

1″ January “2022” Goal.com Palace 2-3 West Ham West Ham United ayaa ka badbaaday dagaal soo daahay oo ay kala kulmeen Crystal Palace si ay sanadka cusub ku bilowdaan guul cidhiidhi ah oo Premier League ah oo ka dhacay Selhurst Park. Saddexda dhibcood ee kooxda David Moyes ayaa dib ugu soo laabatay kaalinta shanaad ee kala sareynta Tottenham Hotspur, taasoo guul ku gaartay Watford horaantii sabtidii. Hammers ayaa waxaa ka caawiyay inay si xun u dhameystiraan kooxda martida loo ahaa, waxaana ay ahaayeen kuwo si caafimaad leh u hor maray goolka iyagoo seddex jeer shabaqa soo taabtay qeybtii hore ee ciyaarta. Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Palace Jeffrey Schlupp ayaa kubad ku dhuftay birta ka dib markii ay ku dhacday meel rajo leh ka dib 46 ilbiriqsi oo kaliya, Odsonne...
Caga-jiidka Qoor,Qoor  Guud,laawe Iyo Cumar Finish,Maxay ka badali kartaa  Lafta,gareen oo u muuqda in uu ka laatay diidmadiisii hore ee ku aadaneeyd in uusan ka qaybgaleeyn shirka Golaha wadatashiga qaran ee uu ku baaqay R/Wasaare Rooble?
WARARKA

Caga-jiidka Qoor,Qoor Guud,laawe Iyo Cumar Finish,Maxay ka badali kartaa Lafta,gareen oo u muuqda in uu ka laatay diidmadiisii hore ee ku aadaneeyd in uusan ka qaybgaleeyn shirka Golaha wadatashiga qaran ee uu ku baaqay R/Wasaare Rooble?

1″January“2022" Muqdusho Madaxweynaha Koonfur Galbeed cabdicaiis Lafta-gareen oo horey ugu gacan seeyray ka qaybgalka shirks Golaha wadatashiga qaran ayaa gaaray Magaalada Muqdisho, . Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa Lafta-gareen waxaa kusoo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda xilgaarsiinta, Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Federaalka. waxaa uu yahay ka qeyb galka Shirka uu iclaamiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble oo ka dhacaya Muqdisho, kaasi oo looga hadli doono saxida doorashada iyo dhammeytirkeeda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa ku sugan Madaxweyneyaasha maamulada Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle iyo Galmudug, iyagoo ka qeyb galaya Shirka doorasha...
Faah Faahin: Al-Shabaab Oo Qarax Ku Dishay In Ka Badan 10 Askari Oo Itoobiyaan Ah
WORLD

Faah Faahin: Al-Shabaab Oo Qarax Ku Dishay In Ka Badan 10 Askari Oo Itoobiyaan Ah

1" January "2022" Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa barqanimadii Maanta waxaa wadada xiriirisa deegaannada Feerfeer iyo Kalabeyr oo ka tirsan Gobolka Hiiraan lagula beegsaday Ciidamo Itoobiyaan ah, sida ay sheegayaan wararka aan halkaas ka heleyno. Gaari nooca Soomaalida u tqaano Uuraal oo ay saarnaayeen Ciidanka Itoobiya ayaa waxaa uu qaraxaas miinada qabsaday, xili Ciidanka ay socdaal ku marayeen wadada isku xirta Kalabeyr iyo Feerfeer ee Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle. Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxa oo soo gaaray Ciidamada lala eegtay, waxaana la sheegay inay ku dhinteen in ka badan 10 Askari oo Itoobiyaan ah, halka kuwo kalena ay dhaawacyo soo gaareen. Al-shabaab warar ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegt...