Year: 2022

Waa maxay sababta maamulka outland ay ku diiday qaar ka mid ah qodobada heshiiska wadatshiga qaranka
WARARKA

Waa maxay sababta maamulka outland ay ku diiday qaar ka mid ah qodobada heshiiska wadatshiga qaranka

29" December "2022" Dowlad goboleedka Puntland ayaa iska diiday saxiixa labo kamid ah 5 qodob oo ay ku heshiiyeen dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kuwaas oo ku jiray war-murtiyeedka kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee xalay saq-dhexe lagu soo gabagabeeyay xarunta Villa Soomaaliya. War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Saciid Deni oo diiday in uu saxiixo labadaas qodob oo kala ah:- In la Federaaleeyo Garsoorka iyo qodobka kale ee ah Asteynta Awoodaha Heerarka Dowlada oo ku jiray qodobada xalay la shaaciyey ee war-murtiyeedka. “Goluhu, marka laga reebo Puntland, wuxuu isku raacay, saxiixayna heshiis siyaasadeedk壯陽藥 a Astaynta Awoodaha heerarka dowladda kuwaas oo kala ah: awoodaha u gaar ah heer federaal, kuwo u gaarka ah heer ...
Madaxweyne Geelle oo  la hadlay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya
WARARKA

Madaxweyne Geelle oo la hadlay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

29" December "2022" Muqdisho Madaxweynaha dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo maanta hortegay xildhibaanada labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa jeediyay khudbad uu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay dagaalka Shabaab. Geelle ayaa marka hore dardaaran culus u jeediyay xildhibaanada Soomaaliyeed, wuxuuna ugu baaqay inay gacmaha is qabsadaan, una shaqeeyaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed. “Maanta waxaa si gaar ah loogu baahan yahay in gacmaha la’is qabsado dalka dhibaato ayuu ku jiraa hiil ayuuna ubaahan yahay iyo dad isku hibeeya dantiisa,” ayuu yiri Geelle. Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab壯陽藥 ee ka socda waddanka, wuxuuna shaaca ka qaaday in uu guul u rajeynayo shacabka iyo dowladda. https://twitter.com/Boodh...
Warmurtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha-wadatashiga Qaranka ee Muqdisho
WARARKA

Warmurtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha-wadatashiga Qaranka ee Muqdisho

29" December "2022" Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 25-28 December 2022. Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulankooda uga doodey ajandeyaashii lagu balansanaa ee Astaynta Awoodaha ee heerarka dowladda iyo Hannaanka Federaaleynta Garsoorka. Sidoo kale, Golaha ayaa iska wareystay xaaladda amni ee dalka, geedi-socodka dimuqraadiyadeynta iyo saameynta abaaraha. https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1608449228631588867?t=SZp7fzFq75-fN6rzafnBMw&s=19 QODOBADA SHIRKA KA SOO BAXAY Iyada oo la tixraacayo qodobadii ka soo baxay Warmurtiyeedkii shirkii 3aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee October 31, 2022, Goluhu wuxuu ka wada hadley ku...
Reer Rwanda Oo Ka falceliyay Mamnuucida Netflix ee Wadaagista Furaha sirta
Entertainment

Reer Rwanda Oo Ka falceliyay Mamnuucida Netflix ee Wadaagista Furaha sirta

Calaamadda caanka ah ee "Netflix and Chill" ayaa si tartiib tartiib ah loogu dhex daray hab-nololeedyo kala duwan oo leh xafladaha daawashada iyo wax ka badan. Si kastaba ha ahaatee, go'aanka goobta qulqulka ee lagu mamnuucay wadaaga erayga sirta ah laguma soo dhawayn gacmo furan, inkastoo uu yahay doorasho ganacsi oo wanaagsan oo la odhan karo. New Times ayaa la hadashay lamaane ka mid ah isticmaalayaasha Netflix ee Rwanda kuwaas oo muujiyay sida ay uga xun yihiin mamnuucida wadaagista erayga sirta ah. "Waxaan ku raaxaysanayay aflaanta Netflix afartii sano ee ugu dambeys犀利士 ay, mana xiisaynayo inaan awoodin isticmaalka akoonka walaashay, sidaas darteed waxaan bilaabi doonaa isticmaalka durdurrada si aan u helo filimada," ayuu yiri Eric Abayo. https://twitter.com/BoodhariFarah/s...
Madaxweynaha Somalia iyo dhigiisa Djibouti oo yeeshay Wada-xaajoodyo ku saabsan Xiriirka labada dal
WARARKA

Madaxweynaha Somalia iyo dhigiisa Djibouti oo yeeshay Wada-xaajoodyo ku saabsan Xiriirka labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti oo ay wehelinayaan Wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan Labada dal ayaa yeeshay wada-xaajoodyo ku saabsan xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti, qiimeynta hannaanka iskaashiga soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa. Labada Madaxweyne oo shir-saxaafadeed wada qabtay kulanka kaddib, ayaa adkeeyey midnimada iyo walaalnimada ka dhaxeysa labada shacab, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu uga mahadceliyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo shacabka Jabuuti sida ay u garab istaageen walaalahooda Soomaaliya, xilligii ay u baahdeen shacab iyo dowlad ahaanba. https://twitter.com/TheVillaSomalia/status/1608136163126304770?t=HLrYsDMyLwHlc6l699Ad8A&s=19 Dh...
Dheeho kulamada Manchester City iyo Leeds United oo lagu daray PSG iyo Strasbourg !!
SPORTS

Dheeho kulamada Manchester City iyo Leeds United oo lagu daray PSG iyo Strasbourg !!

,28" December "2022." Goal.com Leeds 0-3 Man City Manchester City ayaa guul gaartay 10-kii ilbiriqsi ee ugu horeysay hal daqiiqo oo lagu daray dhamaadka qeybta hore ee ciyaarta. Erling Haaland ayaa noqday ciyaartoygii ugu dhaqsaha badnaa ee 20 gool ka dhaliya Premier Leaque hal xiliciyaareed iyada oo Manchester City ay ka soo gudubtay madax adag ee Leeds si ay hogaanka horyaalka ugu soo yarayso Arsenal oo shan dhibcood ah. Iyagoo ka niyad jabsan qaab ciyaareed fiican oo ay kooxda martida u ahayd iyo qaab ciyaareedkooda inta badan qaybtii hore ee Elland Road, City ayaa hogaanka ciyaarta la wareegtay wax yar ka hor inta aan la aadin qaybta nasashada waxaana udhaliyay Rodri, ka dibna waxay u soo carareen meel fog qeybtii labaad oo hal dhinac ah. https://twitter.com/Boodh...
Maraykanku wuxuu sare u qaadi doonaa xannibaadaha imaatinka Shiinaha Covid aawgiisa
WARARKA

Maraykanku wuxuu sare u qaadi doonaa xannibaadaha imaatinka Shiinaha Covid aawgiisa

28" December "2022 Mareykanka ayaa ka fiirsanaya inuu xayiraado cusub oo Covid ah ku soo rogo imaatinka Shiinaha, ka dib markii Beijing ay ku dhawaaqday inay dib u furi doonto xuduudaheeda bisha soo socota. Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegaya in tani ay sabab u tahay daahfurnaan la'aanta ku hareereysan fayraska Shiinaha, iyadoo kiisasku ay sii kordhayaan. Arbacadii, Talyaanigu wuxuu ku dhawaaqay qorshayaal uu ku dhaqangelinayo tijaabada qasabka ah, ka dib tillaabooyin adag oo ay soo saareen Japan, Malaysia, Taiwan iyo India. Beijing waxay sheegtay in xeerarka coronavirus lagu keeno "sayniska" ku salaysan-Iyadoo Saraakiisha magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ay durba biilaabeen in ay tijaabinayaan rakaabka ka imaanaya Shiinaha. Hal duulimaad, oo ku soo degtay Gegida Di...
Xaalada Puntland oo ka sii dareeysa Iyadoo ay jirto in Afar kamid ah Ururada siyaasadda Puntland ay ku baaqeen in la hakiyo diiwaan-gelinta doorashada
WARARKA

Xaalada Puntland oo ka sii dareeysa Iyadoo ay jirto in Afar kamid ah Ururada siyaasadda Puntland ay ku baaqeen in la hakiyo diiwaan-gelinta doorashada

28- December-2022 Garoowe Afar kamid ah Ururada siyaasadda Puntland oo ku baaqay in la hakiyo diiwaan-gelinta Ururadda kala ah Mideeye iyo horseed  Shaqaala iyo dhalinyaradda ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dhowaan hadalkii ka soo baxay Madaxweyna Deni ee ku aadanaa inuu aqbalay qodobadii ay ka baxay Ururada. Ururadan ayaa ugu horeyn sheegay in warqada ka soo baxday Madaxweyne Deni aysan jirin cid si toos ah ugu socotay iyagoo sii raaciyey in aanu saxiixneyn warqadaasi. Ururrada ayaa Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ku eedeeyey in uu ku tuntay dastuurka Puntland, waxa ayna ku baaqeen in gebi ahaanba la joojiyo doorashooyinka qof iyo cod inta laga heshiinayo. Afarta Urur Siyaasadeed ayaa sheegay inaysan Guddi doorashada ee TPEC dhab ka aheyn. “Gudiga TPEC hadey dh...
Dareenka caawinaad la’aanta’ haweenka Afgaanistaan ​​ee laga mamnuucay waxabarashada  shaqada NGO-yada
WARARKA

Dareenka caawinaad la’aanta’ haweenka Afgaanistaan ​​ee laga mamnuucay waxabarashada shaqada NGO-yada

28" December "2022 Ku shaqaynta xirfada caafimaadka xanuunada dhimirka ee dumarka Afgaanistaan, adiga oo ku hoos jira xukun sida kan Taalibaan oo kale ah ma aha mid fudud sida ay dareemeeyso Alia oo 42 jir ah Dhaqtarada Alia iyo Ururkeed Aseel ma daneeyo dhinacyada siyaasadda ee xaaladda Afgaanistaan wuxuuse ka shaqeeyaa In uuka jawaabo dhibaatooyinka bini'aadantinimo oo kali ah oo ah samafal ay ku tiirsan yihiin haween iyo caruur badan Tan iyo markii ay Taliban kula wareegeen awoodda dalka Afghanistan sannadkii hore heshiis ay Qatar garwadeen ka tahay waxay soo rogtay xayiraad dheeraad ah oo ku saabsan xorriyadda haweenka - laga bilaabo waxbarashada ilaa shaqada Dhaqdhaqaaqeeda maalinlaha ah ayay ku adkaysay Alia, oo ah bixiyaha aasaasiga ah ee qoyskeeda, inay shaqadeeda k...
Dowladda Soomaaliya ayaa digniin U dirtay Shirkad Shidaal Baaris Ka Wadda Gobolada Waqooyiga Somalia ee la baxay Somaliland
WARARKA

Dowladda Soomaaliya ayaa digniin U dirtay Shirkad Shidaal Baaris Ka Wadda Gobolada Waqooyiga Somalia ee la baxay Somaliland

28" December "2022 Dowladda Soomaaliya ayaa digniin U dirtay Shirkad Shidaal Baaris Ka Wadda Gobolada Waqooyiga Somalia ee la baxay Somaliland Dheeho.com Iddaacada dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa tabisay in War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya lagu sheegay in Wasaaraddu ay si dhow ula socoto dhaq-dhaqaaqyada sharci darrada ah ee la doonayo in Shidaal looga baaro Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee la baxay Somaliland. Qoraalka wasaaradda ayaa sidoo kale lagu sheegay in Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay si cad u diidday sheegashada Genel Energy PLC ee ah in ay leedahay sharci ay batroolka ama shidalka uga baarto gobollada Waqooyi ee Soomaaliya Dowladda ayaa ugu baaqday shirkadda Genel Energy PLC inay jooj...